Xulka Soomaaliya oo Guuldaro 2aad lagu dhuftay galabtay
by Suni Said Salah | Posted on Tuesday, November 30th, 2010
Readers:1067
Xulka qaranka k/cagta Soomaaliya oo ciyaartii 2aad ee tartanka bariga iyo bartamaha Africa galabtay la ciyaaray xulka Tanzania waxaa loo saariyay 3-0 guuldaro ah.
Xulka Soomaaliya oo kulankii ugu horeeyay 2-0 guuldaro ah ka soo qaatay xulka Burundi ayaa maalinta jimcaha waxey ciyaarta 3aad la ciyaari doonaan xulka Zambia.
Natiijadii ciyaartii galabtay Soomaaliya iyo Tanzania waxaa Barkulan ugu waramay Goolhayaha xulka qaranka kamaala Ali Omar (Kamaaleey) qeybta hoose ee boggaan ka dhageyso wareysiga.
Related posts:
Mourinho - Zidane "has a lot to learn" in new role
Farmaajo oo bahda sport kala qeybgalay tartan ka dhacay Ohio



