Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay tartankii 18-aad ee k/cagta gobolada Soomaaliya kadib markii uu 1-0 kaga badiyay gobolka Bari ciyaartii finalaha aheyd oo ay galabtay ku wada ciyaareen garoonka Mire ...
Shirkada xawaalada ee Amal express ayaa qaar badan oo ka mid ah ciyaartoydii hore ee Soomaaliya oo ka qeybgalaya tartanka k/cagta ee gobolada Soomaaliya ee Garowe ka soconaya waxey maantay ...
Gobolka Bari ayaa soo istaagay ciyaarta kama danbeysta ah ee tartanka k/cagta ee gobolada Soomaaliya markii uu 3-1 semifinalaha koobkaan kaga adkaaday gobolka Jubbadda Hoose.
Goolkii ugu horeeyay ee ciyaarta wuxuu ...
[caption id="attachment_8106" align="aligncenter" width="618" caption="tageerayaasha gobolka banadir oo garoonka Mire awaare fadhiya ciyaartii galabtay ay Banaadir 5-4 rigoorayaasha ah kaga badisay Nugaal/photo by Sunni"][/caption]
Gobolka Banaadir ayaa soo gaaray ciyaarta kama ...
Gobolada Bari iyo Jubbadda hoose ayaa wada ciyaari doona ciyaarta 2aad ee semifinalaha tartanka k/cagta ee gobolada Soomaaliya markii ay ka soo kala adkaadeen Baay iyo Sh dhexe.
Gobolka Bari wuxuu ...
Gobolka Nugaal ayaa noqday gobolkii ugu horeeyay ee u soo baxa wareega 4ta ama semifinalaha tartanka k/cagta ee ciyaaraha gobolada markii uu galabta 2-1 kaga farxashay gobolka Mudug oo ay ...
Magan Daahir oo ah ciyaaryahan Soomaaliyeed oo u ciyaara xulka qaranka kubadda Miiska ee Holland ayaa wuxuu Idaacadda Barkulan ugu waramaya ciyaarihiisa kala duwan iyo mustaqbalkiisa.
Qeybta hoose ee boggaan ka ...
Gobolka martida loo yahay ee Nugaal ayaa 4-3 dirqi ah kaga badiyay gobolka Hiiraan, sidaana waxey Nugaal ugu soo baxday wareega 2aad ee tartankaan markii ay 6 dhibcood aruursatay.
Gobolka Hiiraan ...
Jubbadda Hoose ayaa u awood sheegatay gobolka Galgaduud markii ay 3-1 dhabarka u saarisay, natiijadaasina waxey rajo wanaagsan u yeeleysaa gobolka Jubbadda Hoose marka loo eego u soo bixitaanka wareega ...
Gobolka hiiraan oo ka mid ah gobolada ka qeybgalay tartanka k/cagta ee Garowe ka soconaya ayaa ku sigtay inuu ka baxo oo diido inuu sii ciyaaro tartankaasi markii ay ...
Next Page »