Hiiraan oo ku sigtay iney tartanka gobolada ka baxo

by Suni Said Salah | Posted on Tuesday, December 21st, 2010
Readers:829

Gobolka hiiraan oo ka mid ah gobolada ka qeybgalay tartanka k/cagta ee Garowe ka soconaya ayaa ku sigtay inuu ka baxo oo diido inuu sii ciyaaro tartankaasi markii ay ku eedeeyeen xiriirka k/cagta Ineysan wax daryeel ah ka helin.

Shir jaraaid oo ay xalay ku qabteen Garowe waxaan ka wareystay C/naasir yaasiin oo idaacada Bar-kulan ugu soo warama halkaasi

Qeybta hoose ee boggaan ka dhageyso wareysiga

Wareysiga CNaasir yaasiin

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>