Jubbada hoose oo ka taqalustay Galgaduud
by Suni Said Salah | Posted on Wednesday, December 22nd, 2010
Readers:793
Jubbadda Hoose ayaa u awood sheegatay gobolka Galgaduud markii ay 3-1 dhabarka u saarisay, natiijadaasina waxey rajo wanaagsan u yeeleysaa gobolka Jubbadda Hoose marka loo eego u soo bixitaanka wareega 2aad ee tartanka k/cagta ee gobolada.
Jubbadda Hoose oo sidaan 4 dhibcood ku wadata waxey ciyaarta ugu danbeysa la ciyaari doontaa gobolka Sanaag oo 3 dhibcood wadata.
Galgaduud oo 3 dhibcood wadata waxey ciyaarta ugu danbeysa la ciyaari doontaa gobolka Baay oo hal dhibic wadata.
Beri waxaa wada ciyaari doona Banaadir Vs Bakool iyo Sool iyo Mudug oo group B ku wada jira.
Related posts:
Ciyaaryahan Somali ah oo u ciyaara kooxda Wigan
Saraakiisha GOS oo lagu soo dhoweeyay Stockholm
Xafladdii qorituurkii cayaaraha SomaliWeek Minnesota oo la qabtay



