Nugaal oo dirqi ku dhaaftay Hiiraan
by Suni Said Salah | Posted on Wednesday, December 22nd, 2010
Readers:1348
Gobolka martida loo yahay ee Nugaal ayaa 4-3 dirqi ah kaga badiyay gobolka Hiiraan, sidaana waxey Nugaal ugu soo baxday wareega 2aad ee tartankaan markii ay 6 dhibcood aruursatay.
Gobolka Hiiraan qudhiisa wuxuu xaqiijiyay inuu u soo baxay wareega 2aad ee tartankaan isagoo leh 3 dhibcood maadaama gobolka 3aad ee Group A oo ah Shabeelaha Hoose uu tartanka iskaga haray markii laga wada badiyay 2dii kulan ee uu horey u ciyaaray.
Beri waxaa wada ciyaari doona Banaadir Vs Bakool iyo Sool iyo Mudug oo group B ku wada jira.
Related posts:
Uurey oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Garowe
Ururka Somaliweek London oo qaban doona ciyaaro lagu xusayo 15 May
Bahda Isboortiga Soomaalida ee Ingiriiska oo baaq u diray Madaxda dowladda Soomaaliya




hiiraan kor ayaan leeyahay weeynu ku tashaneeynaa koobkaa madaxeey bilaal juumeey waxaan idin leeyahay koobka ukeena maxamed dooli
waxaan uhanbalyeeynaa anigoo ah maxamed dooli dhalin yarada gobalka hiiraan gaar ahaan bilaa iyo juu meey iyo taakooy