Date archive for December, 2010
ciyaaraha gob
By Suni Said Salah On Tuesday, December 21st, 2010
0 Comments

Sh dhexe oo tariinka ka tuuray J-dhexe

Readers:540Ciyaartii ay galabtay wada ciyaareen Shabeelaha dhexe iyo jubadda dhexe waxaa 2-1 guushii kula hoyaaday shabeelaha dhexe. Shabeellaha dhexe wuxuu noqday gobolkii 2aad ee 6 dhibcood ku soo baxa maadaama More...

sool
By Suni Said Salah On Tuesday, December 21st, 2010
0 Comments

Sanaag oo guuldaradii 1aad ka soo kabtay

Readers:593Gobolka Sanaag ayaa ciyaartii uu galabtay la ciyaaray gobolka Baay wuxuu kaga adkaaday 2-1, taasoo u muuqata mid rajo beel ku ridi karta gobolka Baay. Sanaag waxey sidaan ku heshay 3dii dhibcood ee ugu More...

Cameroon striker Samuel Eto'o is picture
By Suni Said Salah On Tuesday, December 21st, 2010
0 Comments

Samuel Eto’o voted African player of the year

Readers:909CAIRO (AP)—Samuel Eto’o has been voted African player of the year for a record fourth time. The forward for Inter Milan and Cameroon finished ahead of Ghana forward Asamoah Gyan and Ivory Coast More...

bar
By Suni Said Salah On Monday, December 20th, 2010
2 Comments

Bari oo xasuuqday Bakool

Readers:827Gobolka Bari ayaa noqday gobolkii ugu horeeyay ee 6 dhibcood kaga soo baxa group-ka C markii ciyaartii galabtay ay la ciyaareen gobolka Bakool ay u saariyeen 4-0. Bari oo ah gobolka koobka loo tartamayo More...

ciyaaraha gob
By Suni Said Salah On Monday, December 20th, 2010
0 Comments

Mudug oo guuldaro u saarisay Gedo

Readers:447Ciyaartii u dhaxeysay gobolada Mudug iyo Gedo ayaa waxey ku soo idlaatay 1-0 ay guushii kula hoyaaday Mudug, kuwaasoo ku wada jira Group-ka B. Mudug wuxuu noqonayaa gobolkii ugu horeeyay ee ka soo baxa More...

coaches
By Suni Said Salah On Monday, December 20th, 2010
0 Comments

Over 40 Somali coaches attend training course

Readers:486At least 43 Somali Football coaches from regions across the country on Monday sat for a 5-day coaching course in Garowe, the capital of the northeastern semiautonomous Somali state of Puntland, where More...

d 1
By Suni Said Salah On Monday, December 20th, 2010
0 Comments

Somali Week Diaspora oo xafdlad loogu sameeyay Dubai

Readers:781Waxaa todobaadkii hore loogu qabtey xaflad si heer qaran ah loo soo agaasimay magaalada Dubai oo lagu sagootinayay  ciyaartooydii, macalimiintii iyo maamulayaashii ururka Somali Week Diaspora , xafladaas More...

imad 1
By Suni Said Salah On Monday, December 20th, 2010
0 Comments

Ciyaarihii qaboobaha ee Helsinki oo la soo gabagabeeyay+Sawiro?

Readers:700Waxaa la soo gabagabeeyey ciyaarihii qaboobaha ahaa ee lagu qabtay dalka finland magaaladiisa helsinki ciyaarahan oo socday mudo todobaad ah ayaa waxaa ka soo qayb galay 6 kooxood oo laba kamid ah ay More...

meeting
By Suni Said Salah On Monday, December 20th, 2010
0 Comments

Uurey oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Garowe

Readers:584Cayaaryahankii hore ee xulka kubada cagta qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji uurey ayaa xalay Munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Hotelka New Waamo ee magaalada Garowe,waxaana Munaasabadaas kasoo qeyb More...

hiiraan 1
By Suni Said Salah On Monday, December 20th, 2010
0 Comments

Hiiraan defeats Lower Shabelle

Readers:1528As, Somalia’s 18th regional football tourney for peace and development is interestingly under way at Mire Aware football Stadium in Puntland’s capital Garowe some of the most hotly-contested matches More...