Xiddiga Soomaaliyeed ee xulka kubadda Miiska ee Holland
by Suni Said Salah | Posted on Wednesday, December 22nd, 2010
Readers:834
Magan Daahir oo ah ciyaaryahan Soomaaliyeed oo u ciyaara xulka qaranka kubadda Miiska ee Holland ayaa wuxuu Idaacadda Barkulan ugu waramaya ciyaarihiisa kala duwan iyo mustaqbalkiisa.
Qeybta hoose ee boggaan ka dhageyso wareysiga Magan Daahir.
Related posts:
Somali FA & Hormuut Telecom reached cooperative deal
SYDOM oo ku guuleysatay koobkii kubadda koleyga Ramadaanka ee Rochester
Tartan kubadda cagta ah oo ka soconaya garoonka Xararyaale ee degmada Wardhiigley



