January 2011 Archive
Zaciimka oo jooga dunda

Wariye Zaciimka oo ka cabanaya websited-yo xaday wararkiisa

Iyadoo ay dalka somalia iyo dalalka qaarada africa caado ka tahay ku tumashada xuquuqda shaqsiga ayaa waxaa la yaab ah in saxaafada somalia rikoor cusub ka dhigeyso  ku takri falka xuquuqda ...
CA Osasuna's midfielder Javier Camunas (

Real Madrid oo rajadeeda mugdi la galiyay

BARCELONA, Spain (CIYAARO)— Rajada Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa halis ku jirta markii caawa dharbaaxo kale ay ku dhacday oo 1-0 qasaaro ah ay kala kulantay Osasuna , ...
Edin Dzeko

Dzeko oo badbaadiyay Man City

LONDON (CIYAARO)—Edin Dzeko ayaa badbaadiyay Manchester City markii uu xilli danbe u dhaliyay goolkii bareejada ahaa ee ay 1-1 kula gashay Notts County wareega 4aad ee FA Cup iyadoo Arsenal ...
Inter's Giampaolo Pazzini celebrates aft

Pazzini oo ka farxiyay kooxdiisa cusub ee Inter Milan

MILAN (CIYAARO)—Inter Milan ayaa xiddigeeda cusub ee ay dhawaan soo iibsatay Giampaolo Pazzini wuxuu ka saaciday guusha 3-2 ah ee ay ka heshay Palermo. Pazzini wuxuu ugu yimid Inter aduun dhan ...
Germany Soccer Bundesliga

Stuttgart oo gurigeeda looga badiyay

BERLIN (CIYAARO)—Johannes Flum ayaa qeybtii hore gool uu u dhaliyay Freiburg waxey 1-0 kaga adkaatay Stuttgart, waxaana Stuttgart guuldaradaasi at u tahay tii ugu horeysay ee gurigeeda ku soo gaarta ...
Germany Soccer Bundesliga

Montpellier oo yurub boos ka dooneysa

PARIS (CIYAARO)—Montpellier ayaa 2-1 kaga farxalatay Nancy kulan ka tirsanaa horyaalka French league, sidaana waxey ku dooneysaa iney boos kaga hesho qaarada yurub. Garry Bocaly  ayaa goolka guusha u dhaliyay daqiiqadii ...
Salomon Kalou

Chelsea oo hor kuftay Everton

LONDON (CIYAARO)— Chelsea ayaa xilli danbe waxaa goolkii bareejada ahaa u dhaliyay Salomon Kalou oo ciyaarta badal ku soo galay kaasoo ay 1-1 kula gashay Everton wareega 4aad ee FA ...
Japan's players pose with their 2011 Asi

Japan oo koobkii 4aad ee Asia la hoyaaday

DOHA, (CIYAARO)- Tadanari Lee oo badal ku soo galay ciyaarta ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta ee waqtigii dheeriga ahaa Japan u dhaliyay 1-0 ay kaga badisay Australia oo ay iskaga ...
94165 2 RAPINE IN 24 H

Muntari oo la siiyay Sunderland

SUNDERLAND, England (CIYAARO)— Inter Milan ayaa deyn ahaan ku bixisay xiddiga reer Ghana ee Sulley Muntari taasoo siisay Sunderland oo uu u ciyaari doono inta sanadkaan ka dhiman. Muntari wuxuu halkaasi ...
RESTRICTIONS / EMBARGO - ONLINE CLIENTS

Dortmund oo 11-dhibcood ku qabtay hogaanka

BERLIN (CIYAARO)—Borussia Dortmund ayaa 11-dhibcood oo nadiid ah ku qabatay horyaalka Bundesliga markii ay 3-0 kaga badisay Wolfsburg, halka Bayern Munich ay booska 3aad soo gashay markii ay 3-1 ku ...

Next Page »
Lionel Messi

Messi oo taariikh cusub oo dhanka gool dhalinta ah lugtiisa ku xariiqay

Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ...
Aron Ramse

Dhimashada dad oo caan ah oo Rabi uu sababa ugu dhigay goolasha Aron Ramse

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aron ...
-

Zambia oo markii ugu horeysay saaratay taajka horyaalnimada Africa

LIBREVILLE, (CYAARO) - Zambia ayaa taariikhdeeda markii ...
Africa

Dib u dhac ku yimid bilaabashada ciyaarta fiinalaha ee Africa Cup of Nations

Waqtigii ay bilaaban laheyd ciyaarta kama danbeysta ...