Stuttgart oo gurigeeda looga badiyay
by Suni Said Salah | Posted on Sunday, January 30th, 2011
Readers:528
BERLIN (CIYAARO)—Johannes Flum ayaa qeybtii hore gool uu u dhaliyay Freiburg waxey 1-0 kaga adkaatay Stuttgart, waxaana Stuttgart guuldaradaasi at u tahay tii ugu horeysay ee gurigeeda ku soo gaarta 2011.
Freiburg waxey sidaa ku soo gashay booska 6aad iyadoo wadata 33 dhibcood, 17 dhibcood waxey ka danbeysaa Borussia Dortmund.
Stuttgart wali waxey tahay kooxda 2aad ee ugu hooseysa horyaalka waxey leedahay 16 dhibcood 20 kulan oo ay ciyaartay.
Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com
Related posts:
Maradona oo booqan doona Iran
Milan oo jilbaha lagu dhagay
Mali oo martigaliyihii tartanka dariisha ka saartay, tiigsantana semifinalaha



