Xulka aduunka oo lagu dhawaaqay
FIFA waxey shaacisay oo abaalmarino la siiyay 11ka ciyaartoy ee xulka aduunka laga dhigi lahaa FIFA/FIFPro, World XI waxaana laga soo xulay 50,000 ciyaartoy professional ah waxaana loogu yeeraa “dream team” waxaa nasiib u yeeshay iney ka mid noqdaan xulka aduunka Iker Casillas (Spain) oo goolhayaha aduunka loo doortay.
Maicon (Brazil), Lúcio (Brazil), Gerard Piqué (Spain) and Carles Puyol (Spain) oo difaaca aduunka loo dortay.
Wesley Sneijder (Netherlands), Xavi (Spain) and Andrés Iniesta (Spain) waxaa loo magacaabay xiddiga khadka dhexe ee aduunka.
Lionel Messi (Argentina), Cristiano Ronaldo (Portugal) iyo David Villa (Spain) waxaa loo magacaabay weeraryahanada aduunka.
(top L-R) Portugal's Cristiano Ronaldo, Brazil's Maicon, Brazil's Lucio, Spain's Gerard Pique, Spain's Iker Casillas, (bottom L-R) Spain's David Villa, Argentina's Lionel Messi, Netherlands Wesley Sneijder, Spain's Xavi Hernandez, Spain's Andres Iniesta, Spain's Carles Puyol pose on January 10, 2011 at the Kongresshaus in Zurich during the FIFA/FIFPro World XI award ceremony. AFP PHOTO / FABRICE COFFRINI (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)
Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com



