Elman oo ah koox awood leh oo ka cayaarta horyaalka heerka 1-aad ee dalka Soomaaliya ayaa galabta 5-1 ku dar dartay kooxda Dekedda oo guul-darada ay la kulantay ay ahayd ...
Elman, a powerful football club who plays in Somalia’s division one football championship has on Monday destroyed Mogadishu port club ‘Dekedda’ by 5-1 in what has been described as the ...
WEMBLEY, England (CIYAARO)—Obafemi Martins ayaa daqiiqadii 89aad ee dhamaadkii ciyaarta wuxuu goolkii guusha u dhaliyyay Birmingham taasoo 2-1 kaga badisay Arsenal sidaana ku qaadatay League Cup markii ugu horeysay tan ...
ROME (CIYAARO)—Udinese ayaa hal dhibic oo kaliyaha u jirta booska loogu soo baxayo koobka Champions League markii ay galabtay 7-0 dusha ugu riday Palermo kulan ka tirsanaa horyaalka Italian league.
Weeraryahanka ...
LONDON (CIYAARO)—West Ham ayaa ka soo baxday halka ugu hooseysa horyaalka Premier League markii ay guuldaro u saarisay Liverpool oo ay u dhiibtay 3-1.
Scott Parker ayaa goolka 1aad u dhaliyay ...
Aqoonyahanada Sports ee ku nool dalka mareykanka waxey Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuum IIKAR AMIIN IIKAR oo ahaa ku xigeenkii duqa Magaalada ...
Xulasho lagu xulanayay da’yarta Soomaaliyeed ayaa qayb-teedii koowaad ee sanadka 2011 ka bilaawday waqooyiga dalka Britain, xulashadan oo lagu qabto 2 jeer sanad walba magaalada Manchester si loo helo da’yar ...
MADRID (CIYAARO)—Real Madrid oo xalay 0-0 la dhaafi weysay Deportivo La Coruna ayaa waxey 7 dhibcood ka hoos martay Barcelona, taasoo Mallorca u dhiibtay 3-0 isla markaana hogaankeeda sii xoojisay.
Lionel ...
BERLIN (CIYAARO)—Kooxda horyaalka Bundesliga hogaamineysa ee Borussia Dortmund ayaa 3-1 waxey u saarisay Bayern Munich, waana markii ugu horeysay oo ay ka adkaato mudo 20 sano ah.
Lucas Barrios ayaa goolka ...
ROME (CIYAARO)—Bologna ayaa kulankeedii xalay waxey 2-0 qasaaro ah u saarisay Juventus isla markaana dooneysa sidii ay boos fiican ugu heli laheyd Serie A.
Marco Di Vaio ayaa 2da gool ka ...
Next Page »