Bologna oo guuldaro u saarisay Juventus

by Suni Said Salah | Posted on Sunday, February 27th, 2011
Readers:431

ROME (CIYAARO)—Bologna ayaa kulankeedii xalay waxey 2-0 qasaaro ah u saarisay Juventus isla markaana dooneysa sidii ay boos fiican ugu heli laheyd Serie A.

Marco Di Vaio ayaa 2da gool ka dhaliyay Juventus qeybtii danbe ee ciyaarta taasoo u ah Juve guuldaradii 2aad ee ku dhacda 7 kulan gudahood.

Juventus ciyaarta inta badan iyada ayaa maamuleysay laakiin waxey awoodi weysay iney wax gool ah ka dhaliso Bologna taasoo guushaan ay u tahay tii 10aad oo ay hesho xilli ciyaareedkaan.

Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>