Rennes oo hogaanka la wareegtay
Readers:442PARIS (CIYAARO)—Rennes ayaa 2-1 u dhiibtay Lens sidaana ku adkeysatay hogaanka horyaalka French league. Razak Boukari ayaa hogaanka Rennes u dhiibay daqiiqadii 14aad markii kubadda uu ka soo laaday More...
United oo ku tumatay Wigan
Readers:725LONDON (CIYAARO)—Javier Hernandez ayaa ka caawiyay Manchester United iney 4 dhibcood oo nadiif ah horyaalka hogaankiisa ku qabato markii ay 4-0 kaga badisay Wigan. Weeraryahanka reer Mexico ayaa goolkii More...
Germany to gain fourth Champions League spot from Italy
Readers:506BERLIN, (Reuters) – Germany will gain a fourth place in the Champions League in 2012/13 at Italy’s expense after climbing into third spot in the UEFA coefficient ranking, the German Football League More...
Tacsi Xiriirka k/cagta ku socota
Readers:331Kooxda kubada cagta FC TELCOM oo ka tirsan kooxaha ka jira Puntland, Gobolka mudug, Galkacyo waxey tacsi tiiraanyo leh u diraysaa bahda sportiga Soomaaliya gaar ahaan xiriirka kubada cagta Soomaaliya More...
3,000$ oo lagu ganaaxay xiriirka k/koleyga
Readers:497Xiriirka soomaaliyeed ee Kubada Koleyga ayaa la dul dhigay Ganaax lacageed oo gaareysa illaa iyo 3,000 Doolarka mareykanka, kadib markii ay ka baaqsadeen Kulan ciyaareedkii Kubada Koleyga ee Bariga More...
Successful end to Somali Athletics course in Djibouti
Readers:481At least 15 Somali Athletics coaches have successfully completed International level coaching course held in the neighboring Djibouti from 15 to 24 of February. A highly arranged ceremony intended to More...
Djibouti lost Football expert
Readers:592Djibouti’s Football Federation has announced that a football expert and long time executive committee member Jibril Ismail Nur has died at a hospital In Belgium where he was taken for treatment. Deputy More...
Bayern oo 1-0 kaga farxalatay Inter Milan
Readers:680MILAN (CIYAARO)—Mario Gomez ayaa daqiiqadii 90aad ee ciyaarta goolkii guusha u dhaliyay Bayern Munich, kaasoo u sahlay iney 1-0 kaga adkadaan Inter Milan markii ay isku arkeen wareega 16ka ee Champions More...
Marseille oo lugaha ku dhegtay Man United
Readers:394MARSEILLE, France (CIYAARO)—Marseille iyo Manchester United ayaa ku kala tagay 0-0 markii ay wax gool ah iska dhalin waayeen, xilli ay ku kulmeen wareega 16-ka ee Champions League. Goolhayaha Marseille More...
Tababar k/koleyga ah oo ka furmay Galkacyo
Readers:618Garoonka dugsiga sare ee Cumar Samatar ee magaalada Gaalkacyo waxaa si rasmi ah uga furmay tababar k/koleyga ah oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka kooxda Comsed oo ah koox ka dhisan Gobolka Mudug Gaar More...

Recent Comments