Gudoomiye Wiish “Dadka dhaliilsan maamulkeena wadanka ha yimaadaan”

by Suni Said Salah | Posted on Monday, March 21st, 2011
Readers:640

Gudoomiyaha Guddiga Olympic Soomaaliyeed Aaden Xaaji Yabarow (Wish) oo Nairobi safar shaqo ku jooga ayaa www.ciyaaro.com wuxuu siiyay wareysi gooni ah oo uu kaga hadlayo marxaladihii uu sports Soomaaliya guud ahaan soo maray iyo dhaliilaha ay dadka qurba jooga ah inta badan u soo jeediyaan.

Mr Wish oo mudo 40 sano ku dhow ku soo guda jiray Sports Soomaaliya , xillal kala duwana ka soo qabtay wasaaradii sports Soomaaliya iyo xiriirka kubadda koleyga isla markaana soo noqday garsoore caalamiyaha oo kubadda koleyga ah ayaa wuxuu wareysigaan kaga hadli doonaa sidii uu ku soo bilaamay Sports Soomaaliya iyo dhaliilaha loo soo jeediyo maamulkiisa.

Hadaba wareysigaasi oo dhameystirin goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa.

 

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>