Date archive for March, 2011
IMG_7162
By Suni Said Salah On Monday, March 21st, 2011
0 Comments

Gudoomiye Wiish “Dadka dhaliilsan maamulkeena wadanka ha yimaadaan”

Readers:640Gudoomiyaha Guddiga Olympic Soomaaliyeed Aaden Xaaji Yabarow (Wish) oo Nairobi safar shaqo ku jooga ayaa www.ciyaaro.com wuxuu siiyay wareysi gooni ah oo uu kaga hadlayo marxaladihii uu sports Soomaaliya More...

David Luiz
By Suni Said Salah On Sunday, March 20th, 2011
1 Comment

Chelsea oo karbaashtay Man City

Readers:773LONDON (CIYAARO)—Xiddigaha reer Brazil David Luiz iyo Ramires ayaa 2 gool oo ay xilliyo danbe u kala dhaliyeen Chelsea waxaa ugu suuragashay iney 2-0 ku karbaashaan Manchester City caawa sidaana ay More...

Italy Soccer Totti 200 Goals
By Suni Said Salah On Sunday, March 20th, 2011
0 Comments

Totti oo goolkiisii 200aad ka dhaliyay Serie A

Readers:646ROME (CIYAARO)—Roma captain Francesco Totti ayaa noqday ciyaaryahankii 6aad ee horyaalka Serie A taariikhdiisa dhaliyay 200 oo gool, markii uu dhaliyay 2-2 ay bareejada kula galeen Fiorentina. 2daasi More...

Italy Soccer Serie A
By Suni Said Salah On Sunday, March 20th, 2011
0 Comments

Inter oo 2 dhibcood u jirta AC Milan

Readers:670ROME (CIYAARO)—Inter Milan ayaa 2 dhibcood u jirta hogaamiyaha Serie A AC Milan markii ay Lecce 1-0 ku hadaafisay. Giampaolo Pazzini ayaa goolka qura u dhaliyay daqiiqadii 52aad kaasoo ka dhashay San More...

Xavi_medium
By Suni Said Salah On Sunday, March 20th, 2011
0 Comments

Xavi oo jaalihii 5aad qaatay

Readers:700MADRID, (CIYAARO) – Kubadda sameeyahay Barcelona Xavi ayaa seegi doona kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda booska 4aad ee Villarreal bisha soo socota markii uu xalay qaatay jaalihiisii 5aad kulankii More...

Britain Soccer Premier League
By Suni Said Salah On Sunday, March 20th, 2011
0 Comments

Liverpool ku farxalatay Sunderland

Readers:473SUNDERLAND, England (CIYAARO)—Gool murun wata oo rigoore ahaa oo uu dhaliyay Dirk Kuyt iyo kii guusha oo uu ku daray Luis Suarez ayeey Liverpool ugu suuragashay iney 2-0 kaga badiso Sunderland. Kuyt More...

Bolton Wanderers' English defender Gary
By Suni Said Salah On Saturday, March 19th, 2011
0 Comments

Nasiibka oo mar kale badbaadiyay Man United

Readers:684LONDON, March (CIYAARO) – Dimitar Berbatov oo ciyaarta badal ku soo galay ayaa Manchester United u dhaliyay 1-0 ay kaga badisay Bolton Wanderers, natiijadaasoo u suuragalineysa iney 5 dhibcood oo More...

Matt Jarvis (l) gave Wolves their first win at Villa
By Suni Said Salah On Saturday, March 19th, 2011
0 Comments

Wolves oo 31 sano kadib ka badisay Villa

Readers:514BIRMINGHAM, England (CIYAARO)—Wolverhampton Wanderers ayaa markii ugu horeysay mudo 31 sano ah ka badisay kooxda ay isku magaalada yihiin ee  Aston Villa markii Matt Jarvis uu dhaliyay 1-0 ay ku adkaadeen, More...

Thomas Mueller, Franck Ribery, Mario Gomez, Bastian Schweinsteiger
By Suni Said Salah On Saturday, March 19th, 2011
0 Comments

Bayern Munich oo jiirtay Freiburg

Readers:765BERLIN (CIYAARO)—Franck Ribery ayaa xilli danbe u dhaliyay goolkii guusha Bayern Munich, iyadoo 2-1 kaga badisay Freiburg kulan ka tirsanaa horyaalka Bundesliga , natiijadaasi waxey 2 dhibcood ka hoos More...

Banaadir FC
By Suni Said Salah On Saturday, March 19th, 2011
0 Comments

Tartanka Koobka Jen. Daa’uud oo Jedda ka furmay

Readers:976 Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya si rasmi ah waxaa ugu  furmay  Tartanka Koobka Jeneral Daa’uud ee sannadkan 2011. Tartankaan oo ay ka qeybgalayaan  22 Kooxood. Waxaa qabsoomidiisa More...