Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaan inay haatan diyaarineyso dacwad ka dhan ah Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Mourinho oo ay ku heystaan hadaladii kulalaa ee uu jeediyay ka dib ...
MADRID (CIYAARO)—Lionel Messi ayaa 15kii daqiiqo ee ugu danbeeyay dhex jiiray difaacii Real Madrid isagoo dhaliyay 2-0 ee ay Barcelona kaga adkaatay kooxda 10-ka ciyaartoy ku ciyaareysay ee Real Madrid. ...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maalinta Axada ah ee soo socota wuxuu tababar magaalada Muqdisho uga furi doonaa macalimiin da’yar,kuwaas oo ku soo guuleystay imtixaan heerarkooda lagu ogaanayay oo ...
GELSENKIRCHEN, Germany (CIYAARO)—Wayne Rooney ayaa dhaliyay mid ka mid ah 2da kana kalana sababay inuu dhasho, taasoo keentay in Manchester United ay Schalke dhabarka u saariso 2-0 lugta 1aad ee ...
“Guddiga Isboortiga ee Magaaladda Atlanta waxa siyaasadooda saldhig u ah in ay ka qeyb galaan Tartamadda Isboortiga ee lagu dhiirigelinaayo gaar ahaan dhaalanka soo koraya iyagoo ku saleeyey dastuurkooda iyo ...
Sombrit Youth in partnership with Somali Tennis Association and Somali Olympic Committee are hosting an outdoor Tennis tournament on the 8th May 2011 as part of the Somali Youth Development & participation ...
Waxaa halkaan hambalyo ka diraya dhamaa maamulka ciyaartoyda iyo taageerayasha kooxda kubada cagta TELCOM PUNTLAND ee ee ka mid ah kooxaha kubada cagta Gobolka Mudug , waxeyna hambalyo u direysaa ...
Gudiga olombikada soomaliyeed ee GOS ayaa maanta markii ugu horeysay inta la xusuusan yahay waxay muqdisho ka furtey seminaar dhinaca maamulka Sportiga ah, kaasi oo ay ka qeyb galayaan maamulo ...
MADRID (CIYAARO)—Gonzalo Higuain ayaa 3 ka mid ah u dhaliyay Real Madrid taasoo 6-3 ku maasheysay kooxda booska 3aad ee Valencia kulan ka tirsanaa horyaalka Spanish league.
Kaka ayaa 2 ka ...
LONDON (CIYAARO)—Manchester United ayaa qarka u saaran horyaalkii 19aad markii ay 1-0 kaga adkaatay Everton iyadoo Fernando Torres uu abaartii gool dhalinta ka heysatay ka baxay markii uu dhaliyay gool ...
Next Page »