Hambalyo loo dirayo x/k/cagta iyo kooxda Elman

by Suni Said Salah | Posted on Wednesday, April 27th, 2011
Readers:662

Waxaa halkaan hambalyo ka diraya dhamaa maamulka ciyaartoyda iyo taageerayasha kooxda kubada cagta TELCOM PUNTLAND ee ee ka mid ah kooxaha kubada cagta Gobolka Mudug , waxeyna hambalyo u direysaa xiriirka kubada cagta Soomaaliya guushii weyneed ee ay ka gaareen soo gabagabeynta horyaalkii 36aad ee Soomaaliya, kaasoo ku soo ku soo idlaaday si wanaagsan iyadoo xaalada dalka ay xuntahay.

Kooxdu waxey leedahay waxey mudan yihiin in hambalyo iyo bogaadin loo diro marka la eego howsha adag ee ay u hayaan ummada Soomaaliyeed.

Waxey kaloo kooxdu hambalyo u direysaa kooxda ku guuleysatay horyaalka ee
Elman FC.

 

Related posts:

Tags
Displaying 1 Comments
Add Your Comment
  1. guled qase says:

    waxaan halkaan kasalamaya mamulka kooxda ilman iyo ciyatooyda kooxada ilman waxaan kufaraxsanahey dhismaha kooxda ilman iyo mamulka madaama koox adegtahey ilman waxaa lobahan somaliya odhan ila iyo kenya ila ethoipai waxaa joogta coyatroy xul ah ina la soogato sida lobadalo ciyarta kooxda guulna aad uqadiin wali waad jiiftiin kakaca hordada

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>