Date archive for April, 2011
Somali Fruit
By Suni Said Salah On Saturday, April 23rd, 2011
0 Comments

Xiddigaha Somali Fruit oo hakiyay Xawaarihii Sharbatle Ajax

Readers:820Magaalada Jedda ee dalka sacuudiga waxaa ka soconaya Tartanka koobka jeneral daa’uud oo ah tartan ay qaban qaabiso Soomaalida ku dhaqan halkaasi, waxaana la ciyaaraa maalin walba oo jimco ah, ciyaarihii More...

SFF president Said Mahmoud Nur presents the trophy to Elman FC captain Yasin Ali Egal
By Suni Said Salah On Friday, April 22nd, 2011
0 Comments

Elman wins Somali champion League

Readers:728With three matches yet to play before the end of the championship, Elman Football club has on Thursday afternoon won Somalia’s 2010-2011 first division soccer championship, the biggest event that Somali More...

Elman
By Suni Said Salah On Friday, April 22nd, 2011
0 Comments

Elman oo noqotay horyaalka dalka Soomaaliya.

Readers:532Kumaan kun taageerayaal oo la oran karo waa tiradii ugu badneyd ee fagaarayaasha sportiga isugu timaada tan iyo horyaalkii 28-aad ee lagu qabtey garoonka Da’da ah ee Conis Stadium, ayaa galabta More...

2 (4)
By Suni Said Salah On Friday, April 22nd, 2011
0 Comments

Yaasiin Carif “Wuu mudan yahay in la amaano Horyaalka Soomaaliya”

Readers:560Xoghayihii hore ee Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya Yaasiin Abuukar Cariif oo isagoo ku sugan wadanka Mareekanka u waramayay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in uu aad amaan ugu soo jeedinayo qaabka uu More...

Real Madrid's players celebrate with the trophy after winning the Spanish Cup final match Real Madrid
By Suni Said Salah On Thursday, April 21st, 2011
1 Comment

Real Madrid oo markii 18aad qaadatay Spanish Cup-ka

Readers:2463VALENCIA, Spain, (CIYAARO) – Real Madrid ayaa koobkii ugu horeeyay waxey ka heshay macalinkeeda cusub ee Jose Mourinho markii Cristiano Ronaldo uu gool caaqibo badan u dhaliyay waqtigii dheeriga More...

Arsenal's French midfielder Samir Nasri
By Suni Said Salah On Thursday, April 21st, 2011
0 Comments

Arsenal & Spurs oo goolal isku harqiyay

Readers:522LONDON (CIYAARO)—Arsenal ayaa goolashii ay la wada hormartay wada difaacan weysay kadiba 3-3 la gashay kooxda ay isku xaafada yihiin ee Tottenham , waxeyna qasaarisay 2 dhibcood oo mihiim u ahaa si More...

Palermo's Romanian defender Dorin Niculae Goian
By Suni Said Salah On Thursday, April 21st, 2011
0 Comments

AC Milan oo bareejo ka barisay Palermo

Readers:272MILAN (CIYAARO)—Kooxda horyaalka Serie A hogaamineysa ee AC Milan ayaa natiijo 2-2 ah la gashay Palermo lugta 1aad ee koobka dalkaasi Italian Cup-ka heerkiisa semifinal-ka. Zlatan Ibrahimovic ayaa hogaanka More...

Dinashi
By Suni Said Salah On Thursday, April 21st, 2011
0 Comments

Diinaash oo soo gaaray Stockholm

Readers:317Waxaa shalay magaalada Stockholm soo gaaray masuulka arimaha garsoorka ururweynaha SEUKi Mr Axmed Saalax ( Diinaash ) oo ah halyeey Sport kana soo shaqeeyey Sportiga soomaliya muddo aad u dheer. Diinaash More...

IMG_7945
By Suni Said Salah On Tuesday, April 19th, 2011
0 Comments

Gabdhaha & Wiilasha K/Koleyga Soomaalida oo guuldarooyin loo saariyay+Sawiro

Readers:1707Xulka gabdhaha Magaalada Muqdisho ugu qeybgalaya tartanka caasimadaha ee dalalka bariga iyo bartamaha africa ayaa galabtay guuldaro aad u weyn kala kulmay gabdhaha ku ciyaarayay magaca magaalada Nairobi, More...

-
By Suni Said Salah On Tuesday, April 19th, 2011
0 Comments

Ciyaaryahan aroos isku qaban qaabinayay oo geeriyooday

Readers:702Naadiga Skoda Xanthi ee ka dhisan dalka Greece ayaa shaacisay inuu shil gaari ku geeriyooday ciyaaryahan Olubayo Adefemi oo u dhashay dalka Nigeria,kaasi oo isku diyaarinayay inuu dhawaan aqal galo. Afhayeen More...