Ma doonaysaa inuu wiilkaagu noqdo Xirfadle k/cagta ah
Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaan waalidiinta sharafta leh ee jecel in ay ubad koodu ku horumaraan cayaarta kubbada cagta iyo macalimiinta ku howlan horumarinta sportiska dhalinyarada soomaaliyeed in la qaban doono tartan sanadeedkii la oran jiray EUROPEAN JUIOR CHAMPIONS LEAGUE oo sanadkan laqaban doono 28 MAY 2011.
cayaarahan oo sanad walba ka dhaca casimada waqooyika dalka britain ee magaalada MANCHESTER laguna qabto garoonka Manchester City FC Academy ayaa loogu talo galay in lagu xulo dhalinyarada soomaaliyeed ee tayada leh meelwalba ay aduunka ka joogaan.
Hadaba Tartan sanadeedkan labada jeer sanad walba laqabto ayaa waxaana qaban qaabiya Naadiga soomaalida Manchester ee Whitworth Park sports club marka magacoda lasoo gaabiyana loo yaqaano WPSC iyo Manchester City FC iyo Manchester FA iyo waliba Somali community Manchester.
Hadaba tartanka ayaa sanadadii hore ee lasoo dhaafay waxaa laga qaatay caruur soomaaliyeeed oo farabadan oo ay ka mid ahaayeed
- Abubakar Sheego (17 jir) wigan fc
- Hassan Salim (15 jir) wigan fc
- Abdikariim Ibrahim (15 jir) mcfc
- Mukhtaar Ali (14 jir) chealsea fc
- Nasir Sheek (15 jir) wigan fc
- Harun Jama (12 jir) manchester city
- Rahiim Hanley (17 jir) blackburn fc
- Hakiim Samatar (10 jir) manchester city
- esam Ali (13 jir) manchester united
- Mohamed Jaylani (10 jir) manchester city
- Shalow Minott (11 jir) manchester city
- Abdulrahman Kamaal (15 jir) wigan fc
- Ibrahim Saeed (11 jir) manchester city
- Ayman Hussein (9 jir) manchester city
- Steven Boyd (14 jir) manchester city
- Ali Salim (9 jir) manchester city
wixii macluumaad dheeraad ah kala soo xiriir telefoonada hoos ku xusan:
mamulka qabanqaabinta cayaaraha manchester
fuad ahmed (osman): 07904130398, ahmed sheego bushaaro: 07951016651
hassan gentil (djibouti) 07809373659, abdulqadir ibrahim cadaay: 07957 990755,
Ahmed Habiib, 07506678674. Mr. Faarax, 07908629127. Maxamuud Ingiriis: 07956435604
mamulka qabanqaabinta uk
midlan-ka: ismail abdi 07817693280 & elmi dakhare 07985199342
london: abdinasir sola: 07951765604 & yusuf yusuf 07908446621
london: abdulaahi muxiyadiin & tooxow: 07508221618
maamulka qabanqaabinta scandinavian:
hasan waraabo cade: +4746386177 & sacad cumar geedi: +46764487556
