Taratanka Eurosom 2011 oo ka furmi doona Helsinki

by Suni Said Salah | Posted on Monday, July 18th, 2011
Readers:489

Waxaa Magaalada Helsinki ee Dalka Filand ka furmaya Ciyaaraha Xagaaga ee Eurosom 2011, kaasi oo 19-july illaa 28-july ka socon doona Magaalada Helsinki ee Dalka Filland.

Tartankaan oo ah mid sanad waliba ka dhaca Dalka Filland Xilliyadaan oo kale ayaa ah kii 13-aad oo ka dhaca Dalka Filland, iyadoona ay soo qaban qaabiyeen Ururka KANAVA ee fadhigeedu yahay Dalka Filland.

Ciyaaraha kala gedisan oo ay Ururka KANAVA sanadkaan ugu tala gashay in ay ku marti geliso EUROSOM 2011, waxaa u sii dheer iyadoo ay jiri doonaan wacyi gelin iyo Aqoon isweydaarsi daba socda Tartanka.

Waxaa sanadkaan ka qeyb gali doono kooxo kala gedisan oo ka kala yimid qaarada Yurub iyo marti sharaf Sport oo lagu marti qaaday in ay Sanadkaan goob joog ka noqdaan ciyaaraha Eurosom Filland.

Jadwalka Ciyaaraha iyo sida uu u dhici doono Halka hoose ka aqriso.

Nadiifo Cali Shadoor.

Helsinki – Filland.

shadoor143@hotmail.com

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>