Barcelona oo ku aaday AC Milan isku aadka Champions League
Readers:1099MONACO, (CIYAARO) – Kooxda koobkaan difaacaneysa ee Barcelona ayaa waxey isku soo aadeen kooxda 7da mar koobkaan horey ugu guuleystay ee AC Milan, iyagoo ay group-ka kula jiraan BATE Borisov oo More...
Horyaalka Spain oo xayiraadii laga qaaday lana ciyaaro doono todobaadkaan
Readers:388Waxaa la xaqiijiyay in isbuuca soo socda la ciyaari doono kulamada 2-aad horyaalka Spain ka di markii ay heshiis wada gaareen Xiriirka k/cagta dalka Spain LFP iyo AFE oo ah ururka ay ku mideysanyahiin More...
Aweys Fuundi oo ka hadlay taariikhdii uu u soo joogay ee Sports Soomaaliya
Readers:423Aweys Muuse Arboow oo loo yaqaano Aweys Fuundi waxaa uu ka mid ahaa xidigihii fara ku tiriska ahaa ee soo maray kubadda cagta dalka Somaliya,waxaana uu ka ciyaarayey lambarka 2-aad ee daafaca isagoo u More...
Samir Nasri oo sugi la’an kulankiisa ugu horeeyo ee Manchester City
Readers:678Ciyaaryahanka cusub ee kooxda Manchester City Samir Nasri ayaa sheegay inuu sugi la’yahay kulankiisa ugu horeeya kooxdiisa cuub Manchester City,ka dib markii maalintii shalay aheyd uu si rasmi More...
after 7 years Ferguson agrees to speak to BBC
Readers:344LONDON (AP)—Manchester United manager Alex Ferguson has agreed to be interviewed by the BBC, ending a seven-year boycott of the broadcaster over an investigation into his son. The most successful manager More...
Maradona oo taageero u muujiyay shacabka reer Falastiin
Readers:440Mucjiadii hore K/cagta Diego Armando Maradona ayaa sheegay inuu taageersanyahay shacabka reer Falastiin ee gumaadka lagu hayo. captain-kii koobka aduunka ku guuleystay ayaa hadalkaasi jeediyay Ka dib More...
Arsenal survive to reach Champions League
Readers:407BERNE, (Reuters) – Arsenal teetered on the brink of elimination before coming from behind to win 2-1 at Udinese and qualify for the Champions League for the 14th season in a row on Wednesday. More...
AC Milan oo xaqiijiysay inay la soo wareegeen Alberto Aquilani
Readers:577Agaasimaha kooxda Milan Adriano Galliani ayaa xaqiijiyay inay soo dhameystireen heshiiska xiddiga qadka dhaxe kooxda Liverpool Alberto Aquilani .sida ay maanta shaacisay Gazzetta dello Sport. “..Waxaan More...
Anzhi make Samuel Eto’o the world’s highest paid footballer
Readers:801Samuel Eto’o is on his way to Russia, where billionaire oligarch Suleyman Kerimov will make him the highest paid footballer in the world. All the 30-year-old has to do is pass a medical and play More...
Bahda Sport ee qurbaha oo loogu baaqay iney caawiyaan ciyaartoyda Somalia ku sugan
Readers:343Iyada oo aad si guud ula socotaan dhibaatada abaaraha ee ka taagan dalka Soomaaliya, ayaad moodaa in isboortigu uu ka gaabiyay kaalintii hormoodnimo ee looga baahnaa in uu ka qaato taakulaynta walaalaha More...

Recent Comments