September 2011 Archive
Lionel Messi

Messi oo noqday gool dhaliyaha 2d ee taariikhda Barca

LONDON (CIYAARO)—Lionel Messi ayaa mar kale jabiyay mid ka mid record-dii gool dhalinta ee u yiilay Barcelona markii uu dhaliyay 2 ka mid ah 5-0 ay kaga badiyeen BATE Borisov ...
Wojciech Szczesny, David Fuster

Arsenal oo guushii 1d ee Champions League heshay

LONDON (CIYAARO)—Alex Oxlade-Chamberlain iyo Andre Santos ayaa qeybtii 1d u kala dhaliyay Arsenal 2-1 ay kaga badiyeen Olympiakos kulankii Champions League ee xalay. Xiddiga 18-sano jirka ah ee Oxlade-Chamberlain ayaa goolka ...
Italy Soccer Champions League

AC Milan oo farqaha ku dhagan Barca

MILAN (CIYAARO)—AC Milan ayaa hoganka Group H ee tartanka Champions League waxey isku heystaan Barcelona  markii ay  2-0 kaga badisay kooxda reer  Czech ee  Viktoria Plzen. Zlatan Ibrahimovic ayaa goolka 1aad oo ...
Fernando Torres

Chelsea oo ku garab dhacday Valencia

VALENCIA, Spain (CIYAARO)—Roberto Soldado ayaa ka fujiyay kooxdiisa Valencia markii uu xilli danbe u dhaliyay gool rigoore ahaa, kaasoo ay  1-1 kula galeen Chelsea, kulankii  Group-ka E ee tartanka Champions League ...
Carlos-Tevez-Manchester-C-001

Teves oo diiday inuu badal ku galo ciyaartii City iyo Bayern

Tababaraha kooxda Manchester City Robert Mancini ayaa jeediyay hadal ka yaabiyay dhamaan maamulka iyo taageerayaasha kooxda City ka dib markii uu sheegay in ciyaaryahan Carlos Teves uu diiday inuu badal ahaan ku galo ...
Ashley Young

Man United oo dirqi kaga fakatay Basel

LONDON (CIYAARO)—Ashley Young ayaa goolkiisii ugu horeeyay ee Champions League ku badbaadiyay xalay Manchester Untied taasoo daqiiqadii ugu danbeysay heshay goolka bareejada ahaa ee  ay 3-3 kula gashay Basel, United ...
Karim Benzema

Real oo ku tumatay Ajax

MADRID (CIYAARO)—Cristiano Ronaldo iyo Kaka ayaa Real Madrid u horseeday guusha 3-0 ah ee ay ka heshay Ajax kulankii xalay ee  Champions League , natiijadaasina waxey  kooxda reer Spanish u ...
Bastian Schweinsteiger, Mario Gomez

Man City oo guuldaro kala hoyaaday Bayern

MUNICH (CIYAARO)—Mario Gomez ayaa 2 gool oo uu qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay Bayern Munich waxey 3dii dhibcood kaga xayuubsadeen kooxda ugu qanisan aduunka ee Manchester City markii 2-0 ...
Italy Soccer Champions League

Napoli oo guul taariikhi ah kala hoyaaday Champions League

NAPLES, Italy (CIYAARO)—Napoli oo loo yaqaan “Three Tenors” ayaa xalay wacdaro ka dhigtay tartanka Champions League markii ay  2-0 kaga farxalatay Villarreal , guushaasi waxey u tahay tii ugu horeysay ...
DSC01743

Cadday iyo ururkiisa oo casumay Macalin Tuke

Jaaliyada Isboortiga Soomaaliyeed ee magaalada Manchester ayaa si heer sare ah soo dhaweyn iyo sii sagootinba ugu sameysay magaaladooda macalinkii hore  kooxda Jeenyo iyo Gaadiidka macalinkii Qaranka Cabdulaahi Xasan Saalax ‘’Tuke’’  iyo ...

Next Page »
Lionel Messi

Messi oo taariikh cusub oo dhanka gool dhalinta ah lugtiisa ku xariiqay

Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ...
Aron Ramse

Dhimashada dad oo caan ah oo Rabi uu sababa ugu dhigay goolasha Aron Ramse

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aron ...
-

Zambia oo markii ugu horeysay saaratay taajka horyaalnimada Africa

LIBREVILLE, (CYAARO) - Zambia ayaa taariikhdeeda markii ...
Africa

Dib u dhac ku yimid bilaabashada ciyaarta fiinalaha ee Africa Cup of Nations

Waqtigii ay bilaaban laheyd ciyaarta kama danbeysta ...