Date archive for September, 2011
Russia Soccer Champions League
By Suni Said Salah On Tuesday, September 27th, 2011
0 Comments

Inter oo guushii ugu horeysay ka heshay Champions League

Readers:271MOSCOW (CIYAARO)—Mauro Zarate oo badal ku soo galay ciyaarta ayaa daqiiqadii  79d  goolkii guusha ka dhaliyay  CSKA Moscow xilli ay ciyaarto mareysay 2-2, hayeeshee   Inter Milan wuxuu goolkaasi More...

bana2
By Suni Said Salah On Tuesday, September 27th, 2011
0 Comments

Former Somali Basketball Secretary General received lifetime Award?

Readers:303London, the Somali North America Sports Diaspora has presented a lifetime achievement awards to Former Somali Basketball Secretary General Bana Abdalla Ali in recognition of his outstanding contribution More...

3
By Suni Said Salah On Tuesday, September 27th, 2011
0 Comments

Dr. Ali Cusmaan & Ururkiisa oo casumaad u sameeyay Halyeeyo Isboorti

Readers:279Waxaa Magaaladdda Atlanta ee dalka Mareykanka dhawaan soo booqday Halyeeyo Isboortiga Soomaaliyeed u soo Kifaaxay,kuwaa oo kala ahaa Axmednuur Maxamed Xaashi oo magac dheer (Seyga Ruushka) oo ka tirsanaa More...

amp-lionel-messi-2011-04-27-28347
By Suni Said Salah On Monday, September 26th, 2011
0 Comments

Messi oo tirada goolashiisa Barcelona ka dhigay 192

Readers:991Lionel Messi ayaa waxaa ka go’an inuu jabiyo record-ka gool dhalinta ee  u yaala Barcelona kadib markii taariikhdiisa markii 12d uu  dhaliyay waxa loo yaqaan hat-trick oo uu u dhaliyay Barceelon More...

vasile_avram
By Suni Said Salah On Monday, September 26th, 2011
0 Comments

Garsoore laaluush qaatay oo xabsiga loo taxaabay

Readers:275BUCHAREST, Romania (CIYAARO)—Gudoomiyaha garsoorayaasha xiriirka kubadda cagta dalka Romania ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay inuu qaatay lacag laaluush ah oo gaareysa $25,517 , More...

Stoke City's English striker Peter Crouch
By Suni Said Salah On Sunday, September 25th, 2011
0 Comments

daf daftii Man United oo la hakiyay

Readers:527LONDON,  (CIYAARO) – Manchester United ayaa dhibcihii ugu horeeyay laga daadiyay markii ay  1-1 la gashay Stoke City , walow ay wali ku fadhido hogaanka horyaalka Premier League waxeyna  isku More...

-
By Suni Said Salah On Saturday, September 24th, 2011
0 Comments

Real Madrid oo ku tumatay Rayo Vallecano

Readers:419BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Cristiano Ronaldo ayaa goolasha loo yaqaan hat trick ugu horseeday kooxda  10-ka ciyaartoy ku ciyaareysay ee Real Madrid iney  6-2 ku maasheysao  Rayo Vallecano , kulan More...

Diego Milito
By Suni Said Salah On Saturday, September 24th, 2011
0 Comments

Ranieri oo guushii ugu horeysay u keenay Inter Milan

Readers:404MILAN,  (CIYAARO) – Inter Milan ayaa 10kii daqiiqo ee ugu danbeysay 2 gool ay dhalisay waxaa ugu suuragashay iney 3-1 kaga tilaabsato  Bologna, taasina waxey u sahashay iney guushii ugu horeysay More...

Sergio Canales, Hedwiges Maduro
By Suni Said Salah On Saturday, September 24th, 2011
0 Comments

Sevilla oo buuq iyo dagaal ku dhaftay Valencia

Readers:378BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Frederic Kanoute ayaa qeybtii hore ciyaarta kooxda 9-ka ciyaartoy ku ciyaaresay ee Sevilla u dhaliyay 1-0 ay kaga badisay kooxda 10-ka ciyaartoy  ee Valencia , kulankaasi More...

Germany Soccer Bundesliga
By Suni Said Salah On Saturday, September 24th, 2011
0 Comments

Dortmund oo heeryadii guul la’aanta iska tuurtay

Readers:196BERLIN (CIYAARO)—Lukasz Piszczek ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay Borussia Dortmund taasoo keentay in kooxda horyaalka  Bundesliga difaacaneysa ee Dortmund ay  2-1 kaga badiso Mainz. Difaaca More...