Date archive for October, 2011
2
By Suni Said Salah On Saturday, October 29th, 2011
0 Comments

Xiddigii Kuwait Jassim Yacqub oo xafiiskiisa ku qaabilay Maxamed Ismaaciil ‘’Siteey’

Readers:341Laacibkii Qaranka dalka Kuwait  islamarkaana noqdey ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa Jaamacada Carabta iyo Qaarada Aasiya ciyaaryahan Jassim Yacqub 70-naadkii  ayaa xafiiskiisa oo ku yaal  Wasaarada More...

Somali NOC president Aden Hajji Yeberow addressing at the end of the workshop
By Suni Said Salah On Saturday, October 29th, 2011
0 Comments

Somali sports authorities attend management workshop

Readers:378The Somali National Olympic committee on Friday concluded a two-day sports administration workshop for authorities from national federations and regional zones. The workshop was held at the Sahafi hotel More...

1
By Suni Said Salah On Friday, October 28th, 2011
0 Comments

Somalia oo 4-1 dhabarka u saaray Jabouti ciyaar saaxibtinimo

Readers:638Xulka  qaranka Soomaaliya ee lagu naaneyso “Ocean Stars”ayaa guul weyn ka gaaray ciyaar tijaabo aheyd oo ay la yeesheen xulka qaranka Jabuuti,taasi oo k dhacday casimada dalka jabuuti,waxaana More...

-
By Suni Said Salah On Thursday, October 27th, 2011
0 Comments

102 sano kadib Levante oo ku tamashleneysa hogaanka horyalka Spain

Readers:418MADRID, (CIYAARO) – Kooxda laga yaaban yahay ee Levante ayaa mar kale hogaanka horyaalka Spain dib ugu soo laabatay kadib markii Ruben Suarez uu goolkii guusha u dhaliyay daqiiqadii ugu danbeysay More...

Antonio Nocerino
By Suni Said Salah On Thursday, October 27th, 2011
0 Comments

AC Milan oo hoganka Serie A dagaal ugu jirta

Readers:728ROME (CIYAARO)—Antonio Nocerino ayaa u dhaliyay AC Milan 3 ka mid ah 4-1 ay kaga badiyeen Parma caawa oo arbaco ah, natiijadaasina waxey kooxda horyaalka difaacaneysa ay 2 dhibcood ka hoos marineysaa More...

Lionel Mess
By Suni Said Salah On Tuesday, October 25th, 2011
0 Comments

Ciyaartoyda Barca oo harqiyay abaalmarinta kubadda cagta ee FIFA Balon D’or

Readers:658ZURICH (CIYAARO)—Warbixin ay qortay Wargeyska Daily Mail ayaa lagu sheegay in Wayne Rooney uu yahay ciyaaryahanka kaliyaha ee u dhashay England ee ku jira liiska abaalmarinta xiddiga aduunka ee FIFA More...

Marta
By Suni Said Salah On Tuesday, October 25th, 2011
0 Comments

10 haween ah oo isku heysta abaalmarinta kubadda cagta ee FIFA Balon D’or 2011

Readers:482ZURICH (CIYAARO)—Gabadha goolka u qabata xulka haweenka ee Mareykanka Hope Solo iyo weeraryahankooda  Abby Wambach ayaa lagu daray liiska ay maantay oo talaado ah shaacisay FIFA ee abaalmarinta haweyneyd More...

NOC president Aden Hajji Yeberow and SAF vice president Abdullahi MOhamed Saneey shake hands with the Athletes
By Suni Said Salah On Tuesday, October 25th, 2011
0 Comments

Somalia to participate in Arab Athletics competition in UAE

Readers:358 Somali athletics Federation on Monday held a farewell ceremony for a 7-member delegation which will depart to the United Arab Emirates on Tuesday ahead of the Arab Athletics competition which is More...

1
By Suni Said Salah On Tuesday, October 25th, 2011
0 Comments

HIRDA oo qalab Sports siisay kooxo ka dhisan Galkacyo

Readers:317Xaflada Balaaran oo lagu Bixinaayay Qalab Sports ayaa Galabta Waxaa Ay  Ka Dhacay Cawaale Studim Ee Magaalada Gaalkacyo Waxaana Ka Soo Qayb Galay Dhamaan Kooxaha Sportiga iyo Dad Weyne fara badan oo More...

Mario Balotelli'
By Suni Said Salah On Sunday, October 23rd, 2011
0 Comments

85 sano kadib City oo guuldaradii ugu xumeyd u saarisya United

Readers:622MANCHESTER, England (CIYAARO)—Manchester City ayaa xasuuq lama ilaawaan ah u geysatay Manchester United markii ay ku xasuuqday 6-1 ciyaartii ka dhacday  Old Trafford, waxeyna guushaasi taariikhiga More...