November 2011 Archive
Manchester City's Argentinian player Sergio Aguero

City, Liverpool oo jartay ticket-kooda Semifinalaha koobka League Cup

LONDON (CIYAARO)—Sergio Aguero oo kursiga keydka ka soo kacay ayaa Manchester City u diray semifinalka tartanka League Cup markii uu dhaliyay goolka kaliyaha ee ay ku badiyeen oo ahaa 1-0 ...
Lionel Messi, David Cobeno

Barca oo guuldaradii 1aad ka soo kabatay

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Alexis Sanchez ayaa 2 gool oo uu u dhaliyay Barcelona waxey u si fudud ugu suuragalisay iney ka soo kabsato guuldaradii 1aad ee xilli ciyaareedkaan kadib markii ay ...
FBL-ITA-NAPOLI-JUVENTUS

Juve oo dagaal badan kadib bareejo ka heshay Napoli

MILAN (CIYAARO)—Hogaamiyaha horyaalka Talyaaniga Juventus ayaa dagaal xoogan oo ay xalay la gashay Napoli kadib iska soo guday 2 gool oo lagala hormaray kadibana ay ku kala baxeen 3-3 bareejo ah ...
Xulka Soomaaliya

Xulka kubadda cagta Soomaaliya oo boorsooyinkiisa ka aruursaday tartanka CECAFA

Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa boorsooyinkiisa ka qaadan doona  tartanka xulalka Bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFA ee ka soconaya dalka Tanzania kadib markii uu guuldaradii 2aad ee tartankaasi ...
Bakin

Gudoomiye xigeenka xiriirka k/cagta Soomaaliya oo weeraray Xoghayihiis

Guddoomiye kuxigeenka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta C/rashiid Xasan Xirsi "Bakin" ayaa soo dhaweeyay Talaabadii uu dhawaan qaaday Wasiirka Dhalinyarada & Isboortiga Dowlada Federalka KMG ee Soomaaliya Mudane Maxamed Muxiyadiin, ...
Britain Soccer Premier League

Bareejada City oo hogaanka Premiership aan waxba ka badalin

Manchester City ayaa wali waxey 5 dhibcood oo nadiif ah ku heystaa hogaanka horyaalka English Premier League markii ay  1-1 bareejo ah la gashay kooxda Liverpool. Captain-ka City  Vincent Kompany ayaa ...
Italy Soccer Serie A

Ibrahimovic oo goolkiisii 100 cadaadis ku galiyay Juventus

MILAN (CIYAARO)—Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay goolkiisii 100 ee horyaalka Serie A markii uu  AC Milan u dhaliyay 2 ka mid ah 4-0 ay ku maasheeyeen kooxda Chievo , guushaasoo  cadaadis ...
Germany Soccer Bundesliga

Mainz oo cuuryaamisay Bayern Munich

BERLIN (CIYAARO)—Bayern Munich ayaa lumisay fursad ay dib ugu hanan laheyd  hogaanka sare ee horyaalka Bundesliga kadib markii ay qasaaro 3-2 ah oo lama filaan ah ay kala kulantay Mainz ...
1

Xasan Wiish oo Soomaaliya u matalaya tartanka CECAFA senior challenge cup

Maantay waxaa lagu wadaaa in  Magaalada Dar es salaam ee dalka Tanzania uu ka furmo tartanka Xulalka Bariga iyo Bartamaha Africa ee Cecafa senior challenge cup, tartankaasi waxaa ka qeybgalaya ...
3

Djibouti FA president’s arrest shocks CECAFA

The east and central African football associations (CECAFA) is deeply shocked by the house arrest of the Djibouti football Federation president Hussein Fadoul Dabar. The news of the president’s arrest came ...

Next Page »
Lionel Messi

Messi oo taariikh cusub oo dhanka gool dhalinta ah lugtiisa ku xariiqay

Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ...
Aron Ramse

Dhimashada dad oo caan ah oo Rabi uu sababa ugu dhigay goolasha Aron Ramse

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aron ...
-

Zambia oo markii ugu horeysay saaratay taajka horyaalnimada Africa

LIBREVILLE, (CYAARO) - Zambia ayaa taariikhdeeda markii ...
Africa

Dib u dhac ku yimid bilaabashada ciyaarta fiinalaha ee Africa Cup of Nations

Waqtigii ay bilaaban laheyd ciyaarta kama danbeysta ...