kooxo ka kala socda Ohio iyo Atlanta oo ciyaaro saaxiibtinimo ciyaaray
Readers:416 Maanta oo kale Nov 24.2011 waxa dalka Mareykanka oo idil ay tahay maalin shaqadda laga nasanaayo taa oo soo jirtay muddo aad iyo aad u fog,waxaana isa soo boqda asxaabta,qaraabadda iyo inta uu ka More...
Arsenal oo kaligeed ah & APOEL oo taariikhdii ugu weyneyd ka dhigtay Champs League
Readers:1000LONDON (CIYAARO)—Arsenal ayaa noqotay ilaa iyo hada kooxda kaliyaha ee horyaalka England ka socota ee u soo baxday wareega 2aad ee tartanka Champions League xilli ciyaareedkaan. Guushaasina waxey More...
CECAFA eyes on the usage of football power against Malaria
Readers:335The council of east and central African football Associations (CECAFA) has urged the usage of football power in the global fight against the killer disease Malaria prior to its senior Tusker challenge More...
England oo qiimeynta FIFA horumar ka sameeysay & Spain oo hogaanka ku fadhida
Readers:861ZURICH (CIYAARO)—Xulka heystay horyaalnimada aduunka iyo kan yurub ee Spain ayaa wali wuxuu fadhiyaa halka ugu sareysa qiimeynta aduunka ee ay bil walba soo saarto FIFA, taasoo xalay lagu dhawaaqay, More...
Rajo xuma hareysay 2d Manchester, Bayern, Inter & Benfica oo iska xaadiriyay w 16 ee Champions League
Readers:721LONDON (CIYAARO)—Bayern Munich, Inter Milan iyo Benfica ayaa helay boosaskooda wareega 2aad ee tartanka Champions League markii ay xalay guul gaareen, halka rajada 2da Manchester ay tahay wali mid More...
Wasiirka Sports oo aqoonsigii kala laabtay xiriirka k/cagta Soomaaliya oo uu ku tilmaamay kaligii taliyaa
Readers:423Wasaarada Sportiga iyo dhalinyarada Dowladda kumeel gaar ah ee Somaaliya ayaa waxey maantay shaaca ka qaaday in aysan aqoonsanayn Xiriirka kubadda Cagta ee Soomaaliya oo ay ku tilmaamtay kuwo kaligii More...
Liverpool oo guuldaradii 2aad oo isku xigta u saarisay Chelsea
Readers:380LONDON (CIYAARO)—Glen Johnson ayaa Chelsea u diibay guuldaradii 2aad oo isku xigta oo gurigeeda ah horyaalka Premier League markii uu goolkii badiska ahaa ka dhaliyay garoonka Stamford Bridge kaasoo More...
Nancy oo dubatay kooxda hantida badan ee PSG
Readers:354PARIS (AP)—Paris Saint-Germain ayaa 1-0 qasaaro ah waxey xalay kala kulantay kooxda Nancy , iyadoo guuldaradaasi ay halis galineyso hogaankeeda horyaalka French league , inkastoo ay wali hogaanka More...
Athletic Bilbao 18 sano guushii 1aad ka heshay Sevilla
Readers:344BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Athletic Bilbao ayaa 2-1 kaga badisay Sevilla xalay , taasoo ka dhigan in aan 8 kulan oo isku xigta aan laga badin horyaalka Spanish league, waxeyna boos ka raadsaneysaa More...
Hooyada Maradona oo 81 sano ku geeriyootay
Readers:453BUENOS AIRES, Argentina (CIYAARO)—Diego Maradona ayaa dalkiisa shalay dib ugu laabtay si uu u soo duugo hooyadii Dalma Salvadora Franco de Maradona, taasoo maalintii sabtid aheyd ku baqtisay halkaa More...

Recent Comments