December 2011 Archive
On the rebound- Stephen Ireland shocked the hosts by equalising for Aston Villa

Aston Villa oo 3-1 ku dubatay Chelsea & Van Persie oo booska 4aad u diray Arsenal

LONDON (CIYAARO)—Aston Villa ayaa hal gool oo looga hormaray ku badashay 3 gool taasoo sababtay in ay 3-1 kaga badiso Chelsea, ciyaaro aad u xiiso badneyd oo ka dhacday  Stamford ...
Didier Drogba fired Chelsea ahead against Aston Villa

Drogba oo goolkii 150aad u dhaliyay Chelsea

LONDON, (CIYAARO) - Weeraryahanka Chelsea Didier Drogba ayaa dhaliyay goolkiisii 150aad ee uu u dhaliyo Chelsea kadib markii uu dhaliyay goolkii rigoorada ahaa ee ciyaartii ay 3-1 ku badisay Aston ...
aft-3

Dood ku saabsan guuldarooyinka kubadda cagta Soomaaliya

Barnaamijka Todobaadka iyo Xulka Isboortiga Todobaadkaan waxaa inoogu marti ah, Kabtanka Xulka Qaranka Kubada Cagta Soomaaliya Ciise Aadan Abshir "Ciise Dheere", Deeq Maxamed Africa oo asiga u ciyaaray Junyarka Kooxda ...
FBL-ENG-PR-MANUTD-BLACKBURN-20111231-145617

Blackburn oo goolkii 3aad ku dishay rajadii Ferguson iyo ciidamadiisa

MANCHESTER, England (CIYAARO)—Blackburn oo ah kooxda horyaalka ugu hooseysa ayaa dharbaaxo lama filaan ah waxey ku dhufatay  kooxda horyaalka Premier League difaacaneysa ee Manchester United oo ay kaga badisay 3-2 ...
anceloti

Carlo Ancelotti oo loo dhiibay hogaanka kooxda lacagta badan ee PSG

PARIS (CIYAARO)—Kooxda lacagta faraha badan heysata ee Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in Carlo Ancelotti uu yahay macalinkeeda cusub maantay oo jimco ah, taasoo soo afjareysa hal todobaad oo malawaal ...
dhark

Dharkeynley oo la hoyaaday koobkii degmooyinka Muqdisho

Degmada Dharkeynley ayaa qaadatay oo ku guuleysatay koobkii ay ku tartamayeen 16ka degmo ee gobolka Banaadir, kagadaale markii ay 1-0 xilligii looga talagalay ay kaga badiyeen degmada Yaaqshiid oo ay ...
FIFA

Blatter sends condolences to Somalia

FIFA President Joseph S. Blatter has written to the Somali Football Federation following the death of five Somali football fans in a car accident on Tuesday 27 January. In a letter ...
m7

Kaka oo booqasho ku tagay Masjid ku yaala Dubai

Ciyaaryahanka reer Brazil iyo kooxda Real  Real Madrid Ricardo Kaka oo haatan dalxiis ku jooga Dalka Isku taga Imaaradka Carabta ayaa booqday mid ka mid ah masjidyada ugu waa weyn ee magaalada ...
cristiano_ronaldo_real_madrid

Ronaldo: horyaalka La Liga ayaa ka wanaagsan kan Premier League

Cristiano Ronaldo wuxuu sheegay in horyaalka Spain ee La Liga uu ka fiican yahay kan Premier League maxaa yeelay ayuu leeyahay wuxuu u ogolaanayaa ciyaartoy walba inuu isaga isa soo ...
Cameron

Ciyaartoy diiday iney u ciyaaraan Cameroon hadii Eto’o aan xayiraada laga qaadin

2 ciyaartoy oo kale ayaa diiday iney u ciyaaraan xulka kubadda cagta ee Cameroon, waxeyna sharuud kaga dhigeen in marka hore laga qaado ganaaxa la saaray  captain-kooda Samuel Eto'o, kaasoo ...

Next Page »
Lionel Messi

Messi oo taariikh cusub oo dhanka gool dhalinta ah lugtiisa ku xariiqay

Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ...
Aron Ramse

Dhimashada dad oo caan ah oo Rabi uu sababa ugu dhigay goolasha Aron Ramse

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aron ...
-

Zambia oo markii ugu horeysay saaratay taajka horyaalnimada Africa

LIBREVILLE, (CYAARO) - Zambia ayaa taariikhdeeda markii ...
Africa

Dib u dhac ku yimid bilaabashada ciyaarta fiinalaha ee Africa Cup of Nations

Waqtigii ay bilaaban laheyd ciyaarta kama danbeysta ...