Dood ku saabsan guuldarooyinka kubadda cagta Soomaaliya

by Suni Said Salah | Posted on Saturday, December 31st, 2011
Readers:360

Barnaamijka Todobaadka iyo Xulka Isboortiga Todobaadkaan waxaa inoogu marti ah, Kabtanka Xulka Qaranka Kubada Cagta Soomaaliya Ciise Aadan Abshir “Ciise Dheere”, Deeq Maxamed Africa oo asiga u ciyaaray Junyarka Kooxda “Ajex” ee ka dhisan Dalka Holland isla markaana mar u saftay Xulka Qaranka Soomaaliya, Kaamil Maxamed oo u ciyaara Koox ka dhisan Dalka Britian isla markaana 2008 u saftay Qaranka Soomaaliya & Yuusuf Maxamed Cabdi “Yuusuf Yuusuf” oo ah Qoraa Isboort sspamedia.

Wareysiga waxa uu ka dhacay Garoonka dadan ee Sporthallen, Zuid Amsterdam, oo 26-ka bishaan lagu soo gaba gabeeyay Ciyaaraha HIRDA Amsterdam Fustel Tournament 2011.
Dooda oo Maqal ah halka hoose ka dhageyso iyadoo dhameystiran.

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>