Drogba oo goolkii 150aad u dhaliyay Chelsea
by Suni Said Salah | Posted on Saturday, December 31st, 2011
Readers:896
LONDON, (CIYAARO) – Weeraryahanka Chelsea Didier Drogba ayaa dhaliyay goolkiisii 150aad ee uu u dhaliyo Chelsea kadib markii uu dhaliyay goolkii rigoorada ahaa ee ciyaartii ay 3-1 ku badisay Aston Villa kulankii galabtay ee Premier League ee garoonka Stamford Bridge ka dhacay.
33-sano jirka reer Ivory Coast ayaa wuxuu ku biiri doonaa ciyaartoydii waaweynaa ee horey record-kaasi u dhigay ee Chelsea u ciyaari jiray oo ay ka mid yihiin Peter Osgood iyo Roy Bentley.
Ciyaartoyda goolasha ugu badan u dhaliyay Chelsea ee taariikhda kooxda ku jira waxey kala yihiin Frank Lampard (178), Kerry Dixon (193) iyo Bobby Tambling (202) .
Sunni Said Salah
Related posts:
Faahfaahin la xiriirta kulanka caawa ee Barcelona vs Inter
Messi oo tirada goolashiisa Barcelona ka dhigay 192
Ronaldo oo 3 gool 15 daqiiqo ku dhaliyay




walaal waxaay igula haboontahay in aad mar kasta aad soo gelisaan sida kooxahu u kala horreeyaan gaar ahaan ingiriiska talyaaniga iyo spanyp iyo weliba chanpion link dhaamantood si joogta ah adinkoo mahadsan