Premier League iyo Serie A oo isku dagaali doona Champions League wareegiisa 16
NYON, (CIYAARO) – Barcelona oo koobka difaacaneysa waxey ku beegantay Bayer Leverkusen, halka kooxda ay cadowga yihiin ee Real Madrid ay u safri doono Moscow isku aadka wareega Champions League wareegiisa 16 oo maantay oo jimco ah lagu dhawaaqay.
Bayern Munich, oo garoonkeeda Allianz Arena lagu ciyaari doono ciyaarta fiinalaha ah, waxey ku soo aaday FC Basel, taasoo ah kooxdii Manchester United, koobka ka saartay.
7da mar kooxda koobkaan qaaday ee AC Milan waxey la ciyaari doontaa Arsenal halka kooxda kale ee Napoli, oo koobka ka reebtay Manchester City ay markaana ku soo aaday Chelsea.
Arsenal 8 mar oo ay la ciyaartay kooxaha talyaaniga wareegaan oo kale wey ka soo wada gudubtay.
kooxda sanadkaan taariikhda wadata ee APOEL Nicosia, oo noqotay kooxdii ugu hreysay ee Cyprus ah oo koobkaan heerkaan ka soo gaartay ayaa waxey la ciyaari doontaa Olympique Lyon. Zenit St Petersburg waxey ku aaday Benfica, Olympique Marseille iyo Inter Milan wey isku soo aadeen.
lugta 1aad waxaa la ciyaari doonaa Feb. 14/15 iyo 21/22, halka la isku soo noqon doono March 6/7 and 13/14.
Saacadaha la ciyaari doono Champions League:

A man cheks FC Barcelona's bowl before the draw for the last 16 of the UEFA Champions League on December 16, 2011 at the UEFA headquarters in Nyon. England's two surviving representatives in the Champions League, Chelsea and Arsenal, were handed tough ties against Italian opposition in today's draw, while holders Barcelona will come up against Germany's Bayer Leverkusen.AFP PHOTO / SEBASTIEN BOZON
Tuesday, Feb. 14 Bayer Leverkusen (Germany) vs. Barcelona (Spain), 2:45 p.m. Lyon (France) vs. APOEL Nicosia (Cyprus), 2:45 p.m. Wednesday, Feb. 15 Zenit St. Petersburg (Russia) vs. Benfica (Portugal), noon AC Milan (Italy) vs. Arsenal (England), 2:45 p.m. Tuesday, Feb. 21 CSKA Moscow (Russia) vs. Real Madrid (Spain), noon Napoli (Italy) vs. Chelsea (England), 2:45 p.m. Wednesday, Feb. 22 Basel (Switzerland) vs. Bayern Munich (Germany), 2:45 p.m. Marseille (France) vs. Inter Milan (Italy), 2:45 p.m. Second Leg Tuesday, March 6 Arsenal (England) vs. AC Milan (Italy), 2:45 p.m. Benfica (Portugal) vs. Zenit St. Petersburg (Russia), 2:45 p.m. Wednesday, March 7 APOEL Nicosia (Cyprus) vs. Lyon (France), 2:45 p.m. Barcelona (Spain) vs. Bayer Leverkusen (Germany), 2:45 p.m. Tuesday, March 13 Bayern Munich (Germany) vs. Basel (Switzerland), 3:45 p.m. Inter Milan (Italy) vs. Marseille (France), 3:45 p.m. Wednesday, March 14 Chelsea (England) vs. Napoli (Italy), 3:45 p.m. Real Madrid (Spain) vs. CSKA Moscow (Russia), 3:45 p.m.



