Seydou Keita oo la siiyay abaalmarinta ugu sareysa wadankiisa

by Suni Said Salah | Posted on Monday, December 26th, 2011
Readers:492

Xiddiga khadka dhexe ee xulka Mali Seydou Keita ayaa loo caleema saaray shaqsiga ugu fiican sports dalkaasi kadib makii la siiyay abaalmarinta ugu sareysa dalkaasi ee  ”Sports Personality of the Year for 2011″.  31-sano jirkaasi, oo u ciyaara Barcelona, waxaa la abaalmarintaasi lagu gudoonsiiyay xaflada ka dhaday xarunta dalkaasi ee Bamako.

Abaalmarintaan ayaa ku soo beegantay 3 maalin kadib markii uu kaalinta 2aad ka galay abaalmarinta sanadka ee Qaarada Africa ee Caf African Player of the Year award.

Keita wuxuu  Barcelona la qaaday  Champions League, La Liga iyo Club World Cup sanadkaan gabagabada ah. wuxuuna abaalmarintaan helay 4 bilood gudahood markii uu dib ugu soo laabtay xulkiisa markii uu mudo hal sano ah ka maqnaa .

Guulaha SEYDOU uu gaaray

  • 2 Champions Leagues (2009, 2011)
  • 3 Spanish leagues (2009-2011)
  • 1 Spanish Cup (2009)
  • 1 Club World Cup (2009)
  • 1 French Cup (with Lorient 2002)

Sunni Said Salah

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>