Date archive for January, 2012
Group Photo
By Suni Said Salah On Sunday, January 29th, 2012
0 Comments

Somali Table Tennis referees attend training course

Readers:303At least 15 Somali table tennis referees have on Saturday sat for 6-day-long ITTF-sponsored training course. A colorful ceremony to mark on the launching of the high level course was held at the Shamow More...

Gabon African Cup Soccer
By Suni Said Salah On Saturday, January 28th, 2012
0 Comments

Guinea oo 6-1 guuldaro ah ku macasalaameysay Botswana sidaana ku hartay

Readers:266FRANCEVILLE, Gabon (CIYAARO)—Guinea ayaa soo nooleysay rajadeeda ah in ay u soo baxdo quarterfinal-ka tartanka African Cup of Nations kadib matkii ay 6-1 ku xasuuqday xulka 10-ka ciyaartoy ku ciyaarayay More...

li
By Suni Said Salah On Saturday, January 28th, 2012
0 Comments

Liverpool oo FA Cup ka saartay Man United & Chelsea oo dirqi kaga fakatay QPR

Readers:285LIVERPOOL, England (CIYAARO)—Dirk Kuyt ayaa gool uu dhaliyay daqiiqadii 88d wuxuu kooxdiisa Liverpool ugu suuragaliyay in ay 2-1 kaga badiso Manchester United kulankoodii galabtay ee koobka FA Cup-ka More...

Cristiano Ronaldo
By Suni Said Salah On Friday, January 27th, 2012
0 Comments

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

Readers:835BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona Xavi Hernandez ayaa ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid, kuwo guuldareystay oo xayawano ah (bad losers and animals) kadib markii kooxdiisu More...

Issam Jemaa
By Suni Said Salah On Friday, January 27th, 2012
0 Comments

Tunisia oo dirqi kaga badbaaday Niger iyo Morocco oo boorsooyinkeeda qaadatay

Readers:335LIBREVILLE, Gabon (CIYAARO)—Issam Jemaa ayaa daqiiqadii 90d ee dhamaadkii ciyaarta xulkiisa Tunisia badbaadiyay markii uu goolkii badiska ahaa u dhaliyay , isla markaana wuxuu u suura galiyay iney u More...

Equatorial Guinea African Cup Soccer
By Suni Said Salah On Friday, January 27th, 2012
0 Comments

Ivory Coast oo noqday xulkii 2 ee jarta ticket-kiisa quarter-final-ka tartanka Africa

Readers:298MALABO, Equatorial Guinea (CIYAARO)—Ivory Coast ayaa xaqiijiyay booskeeda heerka quarter-final-ka ee tartanka African Cup of Nations kadib markii uu caawa oo khamiis ah 2-0 kaga badiyay xulka Burkina More...

Sudan's Ahmed al-Basha
By Suni Said Salah On Thursday, January 26th, 2012
0 Comments

1976 kadib Sudan oo goolkii ugu horeysay ka dhalisay tartanka qaramada Africa

Readers:368MALABO, Equatorial Guinea (CIYAARO)—Sudan ayaa 2-2 bareejo ah la gashay xulka Angola oo ay caawa oo khamiis ah isku arkeen tartanka African Cup of Nations, natiijadaasi waxey rajo yar galineysa Sudan More...

Cristiano Ronaldo, Lionel Messi, Kaka
By Suni Said Salah On Thursday, January 26th, 2012
0 Comments

Mourinho iyo ciidamadiisa oo guuldaradii 9aad kala hoyaaday Barcelona

Readers:441MADRID, (CIYAARO) – Barcelona ayaa huwisay sidii caadiga aheyd Real Madrid guul daro kale isla markaana ka reebtay koobkii ay difaacaneysay ee King’s Cup  markii ay ku kala baxeen 2-2, waxaana More...

-
By Suni Said Salah On Thursday, January 26th, 2012
0 Comments

Liverpool oo ka taqalustay Man City, fiinalaha League Cup-kana fariisatay

Readers:344LIVERPOOL, England (CIYAARO)—Craig Bellam ayaa kooxdiisa Liverpool u diray ciyaarta kama danbeysta ah ee League Cup-ka kadib markii uu goolkii 2aad ee bareejada ahaa u dhaliyay kooxda Reds taasoo 2-2 More...

Italy Soccer Italian Cup
By Suni Said Salah On Thursday, January 26th, 2012
0 Comments

Napoli oo daaqada ka saartay Inter isla markaana semifinalah iska xaadarisay

Readers:203MILAN (CIYAARO)—Edinson Cavani ayaa Inter Milan ka saaray koobka Italian Cup-ka kadib markii kooxdiisa Napoli uu u dhaliyay 2-0 ay kaga badiyeen Inter isla markaana waxey iska soo xaadiriyeeyn semifinal-ka More...