Warbixino la xariira kulamada Sabtid & Axada ee horyaalka Premier League

by Suni Said Salah | Posted on Friday, January 20th, 2012
Readers:329

Halkaan waxaan idin kugu heynaa warbixinadii ugu danbeeyay ee horyaalka Premier League, kuwaasoo la xariira kooxaha iyo dhamaan kulamada la ciyaari doono maalmaha Sabtid iyo Axada.

Waxaad u baahantahay oo kaliyaha in aad riixdo ama aad click siiso kooxda aad u baahantahay, kuwaasoo ku jira liiska hoos ee isku aadka todobaadkaan, waxaan ka ogaan kartaa koox walba cida ka maqan iyo kuwo u safan doona.

Sabtida

Norwich v Chelsea, 12.45pm

Everton v Blackburn, 3pm

Fulham v Newcastle, 3pm

QPR v Wigan, 3pm

Stoke v West Brom, 3pm

Sunderland v Swansea, 3pm

Wolves v Aston Villa, 3pm

Bolton Liverpool, 5.30pm

Axada

Man City v Tottenham, 1.30pm

Arsenal v Manchester Utd, 4pm

 

Sunni Said Salah

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>