Dhimashada dad oo caan ah oo Rabi uu sababa ugu dhigay goolasha Aron Ramse
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aron Ramse ayaaa la soo baxay mucjisooyin gooni ah oo Illaah uu sabab ugu dhigay kuwaasoo aan horey inta badan loogu arag ciyaartoyda kale ee aduunka sida ay qoreen warbaahinta caalamku.
Mucjisooyinka ciyaaryahankaan waxaa ka mid ah in hadii uu gool dhaliyo sida ay warbaahintu leedahay in 24 sacadood gudahodo uu dhinto qof ka mid ah dadka ugu caansan aduunka, wallow ay arrintaasi tahay mid xagga Alle ka timid.
Warbixintaan waxey cabsi ku abuurtay dad badan oo caan ah oo xilligaan nool kuwaasoo ka baqaya in goolasha uu dhaliyo Ramse uu Alle sabab ugu dhigo.
Sida ay saxaafada caalamku qoreen waxaad halkaan qeybta hoose ka arki kartaa inta qof ee caan ah ee Illaah oofsaday ama dhimatay markii uu gool dhaliyo Ramse kuwaasoo illaah ku soo beegay waqtiyadoodii aduunka ugu danbeysay.

Sawir xanbaarsan inta qof ee dhimatay markii uu Ramse gool dhaliyo, taasoo ah mucjiso xagga Alle ka timid
Abdirahman Mohamed Beerey
Sweden-Borlänge




waxaase waa been in la yiraahdo ciyaar yahan haddii oo dhaliyo goool qof caan ah dhimanayo waxaase umaleen maayo inay run tahay