Mess oo rigoore ka qasaariyay Barcelona kuna ag dhacday Valencia
by Suni Said Salah | Posted on Thursday, February 2nd, 2012
Readers:339
VALENCIA, Spain (CIYAARO)—Lionel Messi ayaa gool rigoore ah ka qasaariyay Barcelona taasoo 1-1 bareejo ah la gashay Valencia lugtii 1aad ee tartanka Copa del Rey heerkiisa semifinal-kas..
Valencia oo koobkaan 7 mar qaaday ayaa daqiiqadii 27d gool kaga naxsatay Barcelona waxaana u dhaliyay weeraryahanka reer Brazil Jonas.
kooxda martida aheyd ee Barca ayaa goolkaasi iska soo guday waxaan u dhaliyay Carles Puyol . Athletic Bilbao ayaa kooxda heerka 3aad ee Mirandes waxey kaga badisay 2-1 kulankii kale ee semifinal-ka.
Related posts:
Ibrahimovic oo ku biiray Milan
Xulka Mexico 6 bilood la ganaaxay
Barca sign Chile forward Sanchez for ?26 million



