About Ciyaaro

CIYAARO,  means sports in English, was established on May 6, 2009. The founder of this website is former HornAfrik sport anchor, Sunni Said Salah (Gamadiid Guurre).

The purpose was to inform and entertain Somali people through sports, because sport is capable to attract thousands of people at once.  And maybe even fun After all.

CIYAARO:: wuxuu ka faalloodaa arrimaha ciyaaraha, kanna turjumayaa siddii bahdda kala duwan ee ciyaaruhu u helli lahaayeen warar sugan oo ciyaaraha la xirriira. Ciyaaro waxaa la aas-aasay  6-dii May 2009, waxaana aas-aasay saxafigii hore ee HornAfrik, Sunni Said Salah (Gamadiid Guurre)