Baana oo ka tagay shaqadii ECAIBC

By
Updated: October 27, 2015
bana2

Bana Ali ayaa ka tagay isla markaana iska casilay shaqadii uu ka hayay xiriirka kubadda kuleyga ee magaalooyinka bariga bartamaha Africa, taasoo aheyd madaxa saxaafadda iyo suuq geynta. Bana ayaa waraaqdda is-casilaadiisa u diray gudoomiyaha xiriirka ECAIBC.

Bana waraaqdda is-casilaadiisa kuma uusan sheegin sababta keentay inuu xilkiisa iskaga tago kaasoo kaga ekaa bisha June ee sanadka 2016, marka laga reebo in go’aankaasi yahay mid mustaqbalkiisa u fiican.

Hoos ka eeg waraaqddii uu Bana u diray ECAIBC.

580D2214-4548-4221-8D91-D9888FF430F9

 

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *