Barca oo markii 3 heshay Club World Cup

By
Updated: December 20, 2015
Barca

Barcelona ayaa markii 3aad taariikhdooda gacanta ku dhigay koobka Fifa Club World Cup, kaasoo ka dhigan koobkii 5aad ee ay ku guuleystaan sanadkaan sii dhamaanaya ee 2015 markii ay 3-0 kaga badisay River Plate ciyaartii ugu danbeysay oo ka dhacday Yokohama, Japana.

Messi ayaa daahfuray goolasha 3da ah isagoo xanuun xagga kelida ah ka soo bogsooday, labada gool ee kale waxaa dhaliyay Suarez , kaasoo 5 gool ku qaaday gool dhalinta tartankaan.

Hoos ka daawo goos-gooska koobka.

 

Barcelona celebrate

Lionel Messi

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *