Cape Verde oo hogaanka u qabatay Africa

By
Updated: March 3, 2016
Cape Verde

Cape Verde ayaa kaalinta kowaad ka gashay qiimeynta qaaradda Africa taasoo bishiiba mar ay soo saaraan xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA gaar ahaan bisha March. Qiimeyntaan waxey horumar weyn u tahay jaziiradda yar ee galbeedka waqooyi ee Africa ku taala

Xulkaan oo loo yaqaan The Blue Sharks waxey booska kala baxeen Ivory Coast. Xulka Cameroon ayaa sidoo kale horumar ka sameeyay qiimeyntaan markii lagu daray liiska 10ka xul ee ugu fiican.

10 xuk ee Africa ugu fiican qiimeynta Fifa ee bisha March

1. Cape Verde Islands

2. Ivory Coast

3. Algeria

4. Ghana

5. Tunisia

6. Senegal

7. Egypt

8. DR Congo

9. Congo

10. Cameroon

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *