Champion’s League
barca

Barca oo la hoyaaday koobkii kooxaha adu

Number of View: 500YOKOHAMA, Japan (CIYAARO)—Lionel Messi ayaa 2 gool oo mucjiso ah u dhaliyay Barcelona taasoo sababtay in 4-0 ay ku garaacdo kooxda reer

Continue Reading »

Share
More Champion’s League
-

Premier League iyo Serie A oo isku dagaali doona Champions League wareegiisa 16

Number of View: 414NYON, (CIYAARO) – Barcelona oo koobka difaacaneysa waxey ku beegantay Bayer Leverkusen, halka kooxda ay cadowga yihiin ee Real Madrid ay u

Continue Reading »

Share
Manchester United's English defender Chris Smalling

Man United oo markii 3 mudo16 sano ah laga saaray Champions League & City oo la raaciyay

MANCHESTER, England (CIYAARO)—Manchester United oo 3 mar qaaday koobka Champions League ayaa laga saaray tartanka markii 3aad taariikhdeeda mudo 16 sano ah oo ay tartankaan ka qeybgaleysay markii 2-1 guuldaro ...
Britain Soccer Champions League

Drogba oo banaanka dhigay Chelsea & Marseille oo nasiibku saaciday

LONDON (CIYAARO)—Didier Drogba ayaa Chelsea u soo saaray wareega knockout ee tartanka Champions League markii uu 2 ka mid ah u dhaliyay 3-0 ay kaga badiyeen Valencia , guushaasoo u ...
(L-R) Francois Moriniere of French ASO g

Messi, Ronaldo & Xavi oo ku loolamaya abaalmarinta FIFA Ballon d’Or 2011

PARIS (CIYAARO)—Laacibiinta Barcelona Lionel Messi iyo Xavi Hernandez oo uu wehliyo xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa waxey ku tartami doonaa abaalmarinta xiddignimada aduunka ee FIFA world player of the ...
55 players

Real Madrid & Barcelona oo harqiyay liiska ciyaartoyda aduunka

FIFA ayaa xalay waxey shaaca ka qaaday liiska ciyaartoyda aduunka oo ka kooban 55 ciyaaroyd, kuwaasoo la doonayo in laga soo dhex saaro 11-ka ciyaartoy ee aduunka ugu fiican, kuwaasoo ...
Arsenal's Dutch striker Robin Van Persie reacts during their

Arsenal oo kaligeed ah & APOEL oo taariikhdii ugu weyneyd ka dhigtay Champs League

LONDON (CIYAARO)—Arsenal ayaa noqotay ilaa iyo hada kooxda kaliyaha ee horyaalka England ka socota ee u soo baxday wareega 2aad ee tartanka  Champions League xilli ciyaareedkaan. Guushaasina waxey gaartay maalin kadib ...
Italy Soccer Champions League

Rajo xuma hareysay 2d Manchester, Bayern, Inter & Benfica oo iska xaadiriyay w 16 ee Champions League

LONDON (CIYAARO)—Bayern Munich, Inter Milan iyo Benfica ayaa helay boosaskooda wareega 2aad ee tartanka  Champions League markii ay xalay guul gaareen, halka rajada 2da Manchester ay tahay wali mid aan ...
zinedine-zidane-560x383

Zinidane oo loo doortay xiddigii ugu fiicnaa Champions League 20-kii sano ee la soo dhaafay

Xiddigii hore xulka France iyo kooxda Real Madrid Zinidane Zidane ayaa loo doortay inuu ahaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay tartanka xiisaha badan ee Uefa Champions League ...
Karim Benzema, Kleper Laveran Pepe, Cristiano Ronaldo, Sami Khedira

Ronaldo oo 100 gool dhaliyay iyo Madrid oo record ku soo baxday

LYON, France (CIYAARO)—Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii 100d ee  Real Madrid kaasoo keenay in kooxda 9ka mar qaaday koobkaan ay si fudud ugu soo baxdo wareega 2aad ee  tartanka Champions ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...