History
Equatorial Guinea African Cup Soccer

42 sano kadib Sudan oo u soo baxday quar

Number of View: 173BATA, Equatorial Guinea (CIYAARO)—42 sano kadib Sudan ayaa taariikhda markii ugu horeysay iska soo xaadirisay wareega 8d ee tartanka African Cup of

Continue Reading »

Share
More History
Sudan's Ahmed al-Basha

1976 kadib Sudan oo goolkii ugu horeysay ka dhalisay tartanka qaramada Africa

Number of View: 137MALABO, Equatorial Guinea (CIYAARO)—Sudan ayaa 2-2 bareejo ah la gashay xulka Angola oo ay caawa oo khamiis ah isku arkeen tartanka African

Continue Reading »

Share
Francesco Totti

Totti oo jabiyay taariikhdii gool dhalinta ee horyaalka Serie A

ROME (CIYAARO)—Captain-ka Roma, Francesco Totti ayaa magaciisa ku daray liiska  taariikhda horyaalka Serie A u yaala markii uu jabiyay record-kii u yiilay gool dhalinta horyaalkaasi, gaar ahaan goolal uu dhaliyo ciyaaryahan ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ciyaaryahanka kaliyaha ee  3 mar oo isku xigta taariikhda abaalmarinta xiddiga adduunka ee FIFA Ballon d’Or ku guuleysta. Lionel Messi  ayaa qaatay abaalmarinta FIFA Ballon ...
Didier Drogba fired Chelsea ahead against Aston Villa

Drogba oo goolkii 150aad u dhaliyay Chelsea

LONDON, (CIYAARO) - Weeraryahanka Chelsea Didier Drogba ayaa dhaliyay goolkiisii 150aad ee uu u dhaliyo Chelsea kadib markii uu dhaliyay goolkii rigoorada ahaa ee ciyaartii ay 3-1 ku badisay Aston ...
anceloti

Carlo Ancelotti oo loo dhiibay hogaanka kooxda lacagta badan ee PSG

PARIS (CIYAARO)—Kooxda lacagta faraha badan heysata ee Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in Carlo Ancelotti uu yahay macalinkeeda cusub maantay oo jimco ah, taasoo soo afjareysa hal todobaad oo malawaal ...
keita

Seydou Keita oo la siiyay abaalmarinta ugu sareysa wadankiisa

Xiddiga khadka dhexe ee xulka Mali Seydou Keita ayaa loo caleema saaray shaqsiga ugu fiican sports dalkaasi kadib makii la siiyay abaalmarinta ugu sareysa dalkaasi ee  "Sports Personality of the ...
-

Yaya Toure oo loo caleema saaray xiddiga sanadka Africa “African Player of the Year”

ACCRA, Ghana (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee xulka Ivory Coast Yaya Toure ayaa loo doortay laacibka sanadka ee qaarada Africa,  African Player of the Year kadib xaflad lagu bixinaayay abaalmarintaasi oo ...
Aguero

Manchester City oo 82 sano kadib hogaanka Premier League kula dabaal dageysa Christmas-ka

MANCHESTER, England (CIYAARO)—Manchester City ayaa sanadka cusub gaar ahaan Christmas-ka ku damaashaadi doonta iyadoo hogaanka horyaalkeeda ku fadhida markii ugu horeysay taariikhdeeda laga soo bilaabo 1929 markii Sergio Aguero uu ...
CAF

CAF announces top three for Player of the Year 2011

CAF announces top three for Player of the Year 2011The Confederation of African Football (CAF) has announced the top three for the African Player of the Year 2011. The finalists are ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...