Number of View: 15LIBREVILLE, (CIYAARO) – Xulka Mali ayaa martigaliyihiin tartanka African Nations Cup ee Gabon ka cirib tiray tartanka markii ay 5-4 rigoorayaal ah
Continue Reading »
Number of View: 44LONDON, (CIYAARO) – Manchester United ayaa dagaal dheer kadib iska soo guday 3 gool oo looga hormaray, ciyaartiina ku soo afjartay 3-3
Continue Reading »
AS Roma ayaa cashir caaqibo badan siisay macalinkeedii hore iyo ciidamadiisa Inter Milan markii ay u saarisay 4-0, 2 ka mid ah goolashaasi waxaa dhaliyay xiddiga 20 sano jirka ah ...
Didier Drogba ayaa ka hore intii uusan goolasha u dhalin Ivory Coast waxaa laga qabtay gool rigoore ah taasoo keentay in ay 3-0 kaga farxashaan martigaliyihiin tartanka Africa Cup of Nations ...
BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Real Madrid ayaa kooxda ay isku magaalada yihin ee Getafe 1-0 dirqi ah kaga badisay kaasoo uu madaxa ugu dhaliyay daqiiqiidaii 28d Sergio Ramos, natiijadaasi waxey ka sii ...
BATA, Equatorial Guinea (CIYAARO)—Xulka Zambia ayaa markii ugu horeysay mudo 16 sano ah kadib u soo baxay semifinalaha tartanka African Cup of Nations markii uu 3-0 kaga badiyay xulka liicliicayay ...
LONDON (CIYAARO)—Robin van Persie ayaa taariikh cusub u dhigay Arsenal markii uu dhaliyay goolasha loo yaqaan sadexleyda (3), kuna jabiyay record-kii uu heysta Dennis Bergkamp ee dhanka gool dhalinta Arsenal, ...
ROME (CIYAARO)—kulankii ay Inter Milan horyaalka Serie A la ciyaari laheyd Roma maalinta beri ah oo sabto ah ayaa la baajiyay markii dabeylo baraf wata ay ku dhufteen caasimadda dalkaasi ...
LONDON (CIYAARO)—John Terry ayaa laga xayuubiyay captain-imadii xulka kubadda cagta ee England, taasoo lagu micneeyay isagoo sugaya maxkamada qaadeysa dacwadiisa ah inuu geystay aflagaado xagga midab takoorka ah. laakiin taasi ...
International Table Tennis Federation instructor Dr. Mohamed Refaat Bassyouni has successfully concluded a 6-day-long refereeing course for Somali table tennis referees in a colorful ceremony at Shamow hotel in Mogadishu ...
Next Page »