African Sports
Mali's Seydou Keita

Mali oo martigaliyihii tartanka dariisha

Number of View: 17LIBREVILLE, (CIYAARO) – Xulka Mali ayaa martigaliyihiin tartanka African Nations Cup ee Gabon ka cirib tiray tartanka markii ay 5-4 rigoorayaal ah

Continue Reading »

Share
More African Sports
Ivorian striker Didier Drogba

vory Coast oo ku tumatay Equatorial Guinea iskana xaadirisay semis African

Number of View: 41Didier Drogba ayaa ka hore intii uusan goolasha u dhalin  Ivory Coast waxaa laga qabtay gool rigoore ah taasoo keentay in ay 3-0

Continue Reading »

Share
Zambia's James Chamanga

16 sano kadib Zambia oo soo istaagtay semifinal-ka koobka African Cup

BATA, Equatorial Guinea (CIYAARO)—Xulka Zambia ayaa markii ugu horeysay mudo 16 sano ah kadib u soo baxay semifinalaha tartanka African Cup of Nations markii uu 3-0 kaga badiyay xulka liicliicayay ...
Gabon African Cup Soccer

Ghana iyo Mali oo soo baxay, Guinea iyo Botswana oo dib u laabtay

FRANCEVILLE, Gabon (CIYAARO)—Ghana ayaa kaalinta 1aad kaga soo baxday Group D markii ay 1-1 la gashay xulka 10-ka ciyaartoy ku ciyaarayay ee Guinea, kuna xaqiijisatay booskeeda wareega quarterfinal-ka ee African Cup ...
Gabonese players celebrate with Teammate

Morocco iyo Niger oo daadku qaaday, Gabon iyo Tunisia oo banaanka is keenay

FRANCEVILLE, Gabon (CIYAARO)—Gabon ayaa booska 1d kaga soo baxday  Group C, tartanka Africa Cup of Nations markii ay 1-0 kaga badisay  Tunisia oo ay caawa oo talaado ah ku wada ...
Equatorial Guinea African Cup Soccer

42 sano kadib Sudan oo u soo baxday quarterfinal-ka African Cup of Nations

BATA, Equatorial Guinea (CIYAARO)—42 sano kadib Sudan ayaa taariikhda markii ugu horeysay iska soo xaadirisay wareega 8d ee tartanka African Cup of Nations kadib markii ay caawa oo isniin ah ...
Zambia's midfielder Nathan Sinkala

Libya, Senegal oo hadaafay iyo Zambia & Eq. Guinea oo iska xaadiriyay quarterfinals

BATA, Equatorial Guinea (CIYAARO)—Ihaab Boussefi iyo xulkiisa ayaa niyad jab kala hoyaaday koobka Africa markii xulkiisa Libya ay ku filnaan weysay 2dii gool ee uu u dhaliyay kadib markii ay ...
Gabon African Cup Soccer

Ghana oo 2-0 ku dharbaaxday Mali ayaa wali shaki ku jirta

FRANCEVILLE, Gabon (CIYAARO)—Asamoah Gyan iyo Andre Ayew ayaa u suuragaliyay xulka Ghana iney 2-0 ku hadaafiyaan xulka Mali kulankii Group-ka D ee tartanka African Cup of Nations, natiijadaasi waxey rajo ...
Gabon African Cup Soccer

Guinea oo 6-1 guuldaro ah ku macasalaameysay Botswana sidaana ku hartay

FRANCEVILLE, Gabon (CIYAARO)—Guinea ayaa soo nooleysay rajadeeda ah in ay u soo baxdo quarterfinal-ka tartanka African Cup of Nations kadib matkii ay 6-1 ku xasuuqday xulka 10-ka ciyaartoy ku ciyaarayay ...
Issam Jemaa

Tunisia oo dirqi kaga badbaaday Niger iyo Morocco oo boorsooyinkeeda qaadatay

LIBREVILLE, Gabon (CIYAARO)—Issam Jemaa ayaa daqiiqadii 90d ee dhamaadkii ciyaarta xulkiisa Tunisia badbaadiyay markii uu goolkii badiska ahaa u dhaliyay , isla markaana wuxuu u suura galiyay iney u soo ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...