Africa

  • Cape Verde

    Cape Verde oo hogaanka u qabatay Africa

    Cape Verde ayaa kaalinta kowaad ka gashay qiimeynta qaaradda Africa taasoo bishiiba mar ay soo saaraan xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA gaar ahaan bisha March. Qiimeyntaan waxey horumar weyn... Read more »

  • FIFA

    Codka Africa oo go’aaminaya FIFA

    Iyadoo dhawaan ay dhici doonto doorashadda xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa waxaa Africa ku qulqulaya musharaxiinta doonaya in hogaamiyaan FIFA, waxaana ka mid ah Infantino oo aad u... Read more »

  • Aubameyang

    Awoowgey ayaan balan ka qaaday

    Pierre-Emerick Aubameyang oo ka mid ah xiddigaha ugu waaweyn ee ka ciyaara horyaalka Bundesliga, isla markaana ah gool dhaliyaha Borussia Dortmund, ayaa wuxuu noqday mid ka mid ah xiddiga... Read more »

  • Gold medallist Meseret Defar of Ethiopia waves at the women's 5,000 metres victory ceremony during the IAAF World Athletics Championships at the Luzhniki stadium in Moscow August 17, 2013.  REUTERS/Grigory Dukor

    Defar runs year’s fastest 3,000 meter

    Ethiopian two-time Olympic champion Meseret Defar ran the year's fastest 3,000 meters as she returned to the track for the first time in more than two years at the... Read more »

  • _87238391_eto'o

    Samuel Eto’o shoqo cusub helay

    Captain-kii hore ee Cameroon Samuel Eto'o ayaa si ku meel gaar ah loogu magacaabay tababaraha  kooxda Antalyaspor ee dalkaTurkiga .Weeraryahanka 34-sano jir ah oo 3 sano ee heshiis ah kula... Read more »

  • Uganda

    Uganda oo markii 14 qaadatay Cecafa Cup

    Uganda ayaa markii 14aad ku guuleysatay horyaalnimadda bariga iyo bartamaha Africa ee  2015 Cecafa Senior Challenge Cup markii ciyaartii ugu danbeysay ay 1-0 kaga badisay  Rwanda, taasoo ka dhacday Addis... Read more »

  • rwanda-have-qualified-for-cecafa-final-after-beating-sudan-on-penalties_6ok2j990hsav1n0i9kce1h5fj

    Rwanda oo final iska xaadirisay

    Rwanda ayaa u soo baxday ciyaarta ugu danbeysa ee tartanka Cecafa Senior Challenge Cup markii ay rigoorayaal kaga badisay Sudan. 10 daqiiqo oo kaliyaha markii ciyaartu socotay ayaa waxaa garoonka... Read more »

  • _85764138_gettyimages-477769278-1

    Ninkaan waa loo diiday FIFA

    Musa Bility oo Liberia u dhashay waxaa loo diiday inuu ka mid noqdo musharaxiinta u taagan xilka madaxweynimo ee Fifa, kadib markii uu ka gudbi waayay baaritaankii guddiga

    ... Read more »

  • _72253488_85299729

    Guinea iyo Angola oo yaab dhigay

    Guinea iyo Angola ayaa lama filaankii ugu weynaa ka dhigay tododbaadkaan isreebreebka koobka qaramadda Africa ee 2016 African Nations Championship (CHAN) markii ay guulo waaweyn ka soo hooyeen

    ... Read more »

  • _85391373_didier_drogba_header_ap

    Drogba oo 3ley dhaliyay

    Weeraryahankii hore ee Chelsea Didier Drogba ayaa goolashiisii ugu horeeyay oo ahaa sadexley (hat-trick) ka dhaliyay horyaalka Major League Soccer, iyadoo kooxdiisa Montreal Impact ay 4-3 dirqi ah

    ... Read more »

Next Page »