Number of View: 352BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona Xavi Hernandez ayaa ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid, kuwo guuldareystay oo xayawano ah (bad losers
Continue Reading »
Number of View: 212Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, Teodoro Nguema Obiang Mongue, ayaa xulka dalkaasi siiyay lacagtii uu u balan qaaday, taasoo cadadkeeda
Continue Reading »
Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala qeybsan doonaan hal million oo dollar oo abaalmarin ah hadii ay ka badiyaan xulka Libya kulanka furitaanka ah ee Group A ee tartanka Africa Cup ...
ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ciyaaryahanka kaliyaha ee 3 mar oo isku xigta taariikhda abaalmarinta xiddiga adduunka ee FIFA Ballon d’Or ku guuleysta.
Lionel Messi ayaa qaatay abaalmarinta FIFA Ballon ...
Ciyaartoyda xulka Botswana ayaa diiday in ay ciyaaraan kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay iyaga iyo xiriirka kubadda cagta ee dalkooda (BFA) kaasoo ku saabsan lacago ay dalbanayaan oo ku ...
LONDON, (CIYAARO) - Weeraryahanka Chelsea Didier Drogba ayaa dhaliyay goolkiisii 150aad ee uu u dhaliyo Chelsea kadib markii uu dhaliyay goolkii rigoorada ahaa ee ciyaartii ay 3-1 ku badisay Aston ...
PARIS (CIYAARO)—Kooxda lacagta faraha badan heysata ee Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in Carlo Ancelotti uu yahay macalinkeeda cusub maantay oo jimco ah, taasoo soo afjareysa hal todobaad oo malawaal ...
Ciyaaryahanka reer Brazil iyo kooxda Real Real Madrid Ricardo Kaka oo haatan dalxiis ku jooga Dalka Isku taga Imaaradka Carabta ayaa booqday mid ka mid ah masjidyada ugu waa weyn ee magaalada ...
Cristiano Ronaldo wuxuu sheegay in horyaalka Spain ee La Liga uu ka fiican yahay kan Premier League maxaa yeelay ayuu leeyahay wuxuu u ogolaanayaa ciyaartoy walba inuu isaga isa soo ...
2 ciyaartoy oo kale ayaa diiday iney u ciyaaraan xulka kubadda cagta ee Cameroon, waxeyna sharuud kaga dhigeen in marka hore laga qaado ganaaxa la saaray captain-kooda Samuel Eto'o, kaasoo ...
Next Page »