Number of View: 0FRANCEVILLE, Gabon, (CIYAARO) – Ghana ayaa waxey u baahatahay waqti dheeri ah si ay 2-1 kaga badiso Tunisia tartanka African Nations Cup,
Continue Reading »
Number of View: 17LIBREVILLE, (CIYAARO) – Xulka Mali ayaa martigaliyihiin tartanka African Nations Cup ee Gabon ka cirib tiray tartanka markii ay 5-4 rigoorayaal ah
Continue Reading »
LONDON, (CIYAARO) - Manchester United ayaa dagaal dheer kadib iska soo guday 3 gool oo looga hormaray, ciyaartiina ku soo afjartay 3-3 bareejo ah oo ay la gashay Chelsea kulankii ...
AS Roma ayaa cashir caaqibo badan siisay macalinkeedii hore iyo ciidamadiisa Inter Milan markii ay u saarisay 4-0, 2 ka mid ah goolashaasi waxaa dhaliyay xiddiga 20 sano jirka ah ...
Didier Drogba ayaa ka hore intii uusan goolasha u dhalin Ivory Coast waxaa laga qabtay gool rigoore ah taasoo keentay in ay 3-0 kaga farxashaan martigaliyihiin tartanka Africa Cup of Nations ...
BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Real Madrid ayaa kooxda ay isku magaalada yihin ee Getafe 1-0 dirqi ah kaga badisay kaasoo uu madaxa ugu dhaliyay daqiiqiidaii 28d Sergio Ramos, natiijadaasi waxey ka sii ...
LONDON (CIYAARO)—Robin van Persie ayaa taariikh cusub u dhigay Arsenal markii uu dhaliyay goolasha loo yaqaan sadexleyda (3), kuna jabiyay record-kii uu heysta Dennis Bergkamp ee dhanka gool dhalinta Arsenal, ...
LONDON (CIYAARO)—John Terry ayaa laga xayuubiyay captain-imadii xulka kubadda cagta ee England, taasoo lagu micneeyay isagoo sugaya maxkamada qaadeysa dacwadiisa ah inuu geystay aflagaado xagga midab takoorka ah. laakiin taasi ...
ROME (CIYAARO)—AC Milan ayaa guuldaro 2-0 ah kala hoyaaday Lazio kulankii caawa ee horyaalka Talyaaniga, natiijadaasi waxey faa'iido yar u tahay Juventus oo hal dhibic ku hogaamineysa Serie A.
Juve ciyaartii ay ...
BOLTON, England (CIYAARO)—Rajada Arsenal ee ah in ay sanadka soo socda ka qeybgasho Champions League ayaa dharbaaxo kale ku sii dhacday markii ay 0-0 bareejo ah la gashay Bolton kulankii horyaalka Premier ...
Next Page »