Somalia

  • IMG_9814EE-CBFCB5-C13B01-C818D2-27BCDF-E45010

    Ciyaar toos loo daawan doono

    Taariikhda markii ugu horeysay waxaa Soomaaliya si toos ah looga daawan doonaa ama looga tabin doonaa telefishinka qaranka Soomaaliya ciyaar kubadda cagta ah, marka ay final-ka General Da'ud ku wada... Read more »

  • bana2

    Baana oo ka tagay shaqadii ECAIBC

    Bana Ali ayaa ka tagay isla markaana iska casilay shaqadii uu ka hayay xiriirka kubadda kuleyga ee magaalooyinka bariga bartamaha Africa, taasoo aheyd madaxa saxaafadda iyo suuq geynta. Bana ayaa... Read more »

  • garrr-640x360

    13 sano kadib Soomaali garsoori doonta FIFA

    Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, ayaa hambalyo u diray guddiga garsoorka, kaddib markii ay muujiyeen shaqo wanaagsan dalka iyo dibad ah, waxana ay dhawaan garsoori doonaan cayaaraha isreebreebka koobka adduunka... Read more »

  • Foreign-players-brought-in-by-Banadir-Sports-Club

    Foreign footballers joining Somalia clubs

    The increase of foreign football professionals in Somalia is seen as a ‘significant’ mark for soccer progression in the country. For the first time in Somalia’s football history, last year... Read more »

  • bana2

    Shaqsiga sanadka ee ciyaaraha Soomaalida

    Eng Baana Ali  oo ah madaxa suuqgeynta iyo saxaafadda urur goboleedka kubadda koleyga ee FIBA ayaa sanadka 2014 waxaa loo aqoonsaday  oo uu helay abaalmarinta Sports Personality of the
    ... Read more »

  • Baana1

    Soomaaliya oo lagu qaban doono Intercity Cup

    Agina Wesonga oo ah gudoomiyaha FIBA Africa  iyo Eng Bana Ali  oo ah madaxa suuq geynta iyo saxaafadda FIBA waxey kala hadleen xiriirka kubadda koleyga Britain sidii ay kaalmo ugu... Read more »

  • Abdiqani

    Abdiqani oo gudoomiye ka noqday kubadda cagta

    Xoghayihii hore ee xiriirka kubadda cagta Abdiqani Said Arab ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee xiriirkaasi, markii lagu doortay shirweynihii 6aad ee xiriirka  kubadda Cagta. Abdiqani ayaa xilkaasi

    ... Read more »

  • Somali basketball women

    Baana oo raadinaya magaalooyin Soomaaliya.. ..

    Magaalooyinka Nairobi (Kenya) iyo Dar Es Salaam (Tanzania) ayaa iskugu soo haray  martigalinta ciyaaraha kubadda Koleyga magaalooyinka Africa ee Inter City 2015, sidaasi waxaa lagu sheegay war uu soo saaray

    ... Read more »

  • Hirda

    Eindhoven oo hantay HIRDA Summer Cup

    Amsterdam waxaa lagu soo gabagabeeyay  tartankii kubadda cagta Soomaalida HIRDA ee Summer Cup 2014, kaasoo ay sanadkaan ku loolamayeen illaa iyo 16-kooxood oo kala yimid goboladda Holland oo ay wehlisay... Read more »

  • GOS Kismaayo

    Wafdi GOS ah oo gaaray Kismaayo

    Wafdi uu hogaaminaya xoghayaha GOS Duraan Faarax ayaa gaaray xarunta gobolka Jubadda Hoose ee Kismaayo. Wafdigaan oo iskugu jira tababarayaal dhanka maamulka ah, tababarayaal kubadda cagta ah, kuwo ciyaaraha fudud... Read more »

Next Page »