Tournaments
Chelsea v Manchester United - Premier League

Manchester United oo iska soo guday 3-di

Number of View: 46LONDON, (CIYAARO) – Manchester United ayaa dagaal dheer kadib iska soo guday 3 gool oo looga hormaray, ciyaartiina ku soo afjartay 3-3

Continue Reading »

Share
More Tournaments
AS Roma's Brazilian defender

Roma oo cashir xanuun badan siisay Inter, Juve iyo Milan oo bareejooyin helay

Number of View: 25AS Roma ayaa cashir caaqibo badan siisay macalinkeedii hore iyo ciidamadiisa Inter Milan markii ay u saarisay 4-0, 2 ka mid ah

Continue Reading »

Share
Real Madrid's Portuguese forward Cristiano Ronaldo

Real Madrid oo iska caabin badan kadib ka tilaabsatay Getafe

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Real Madrid ayaa kooxda ay isku magaalada yihin ee Getafe 1-0 dirqi ah kaga badisay kaasoo uu madaxa ugu dhaliyay daqiiqiidaii 28d Sergio Ramos, natiijadaasi waxey ka sii ...
van

Van Persie oo taariikh cusub u dhigay Arsenal dhaliyana goolash 3-leyda loo yaqaan

LONDON (CIYAARO)—Robin van Persie ayaa taariikh cusub u dhigay Arsenal markii uu dhaliyay goolasha loo yaqaan sadexleyda (3), kuna jabiyay record-kii uu heysta Dennis Bergkamp ee dhanka gool dhalinta Arsenal, ...
clearingSnowStadiu_2126096i

Baraf harqiyay qaar ka mid ah garoomadii lagu ciyaari lahaa Serie A

ROME (CIYAARO)—kulankii ay Inter Milan horyaalka Serie A la ciyaari laheyd Roma maalinta beri ah oo sabto ah ayaa la baajiyay markii dabeylo baraf wata ay ku dhufteen caasimadda dalkaasi ...
TRey

Terry oo laga xayuubiyay darajadii captain-imo ee xulka England

LONDON (CIYAARO)—John Terry ayaa laga xayuubiyay captain-imadii xulka kubadda cagta ee England, taasoo lagu micneeyay isagoo sugaya maxkamada qaadeysa dacwadiisa ah inuu geystay aflagaado xagga midab takoorka ah. laakiin taasi ...
Inter Milan's Argentine forward Milito

AC Milan oo guuldaro kala hoyaaday Lazio, Milito oo goolal ku harqiyay Palermo

ROME (CIYAARO)—AC Milan ayaa guuldaro 2-0 ah kala hoyaaday Lazio kulankii caawa ee horyaalka Talyaaniga, natiijadaasi waxey faa'iido yar u tahay Juventus oo hal dhibic ku hogaamineysa Serie A. Juve ciyaartii ay ...
Arsenal's Belgian defender Thomas Vermaelen

Rajada Arsenal oo hoos u sii dhacday markii ay dhaafi weysay Bolton

BOLTON, England (CIYAARO)—Rajada Arsenal ee ah in ay sanadka soo socda ka qeybgasho Champions League ayaa dharbaaxo kale ku sii dhacday markii ay 0-0 bareejo ah  la gashay Bolton kulankii horyaalka Premier ...
-

Mess oo rigoore ka qasaariyay Barcelona kuna ag dhacday Valencia

VALENCIA, Spain (CIYAARO)—Lionel Messi ayaa gool rigoore ah ka qasaariyay Barcelona taasoo 1-1 bareejo ah la gashay Valencia lugtii 1aad ee tartanka Copa del Rey heerkiisa semifinal-kas.. Valencia oo koobkaan 7 ...
Darron Gibson

City oo la cuuryaamiyay, United oo ka daba timid, Chelsea oo dirqi ku fakatay

LONDON (CIYAARO)—Manchester City ayaa ku guuldareysatay in ay hogaanka Premier League sii wado markii ay 2-0 qasaaro ah kala kulantay Everton. Darron Gibson, oo horaantii bishaan ka tagay Old Trafford ayaa ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...