Number of View: 202Weeraryahanka reer Argentinian Carlos Tevez ayaa la filayaa in uu ku biiri doono horyaalka Ligue 1 kooxda hogaamineysa ee Paris Saint Germain
Continue Reading »
Number of View: 227Mustaqbalka Carlos Tevez ayaa wali wuxuu yahay mid uu mugdi badani ku jiro, iyadoo kooxo badan oo yurub ah ay daneynayaan helitaanka
Continue Reading »
Weeraryahanka reer Spain Jose Antonio Reyes ayaa shalay dib ugu soo laabtay kooxdiisii hore ee Sevilla, mudo 8 sano ah kadib kadib markii uu ka soo tagay kooxda Atletico Madrid ...
BBC Sport profiles the most likely transfer targets during the January window - at home and abroad.
Last January, the headlines were made on deadline day when Chelsea spent £50m on ...
PARIS (CIYAARO)—Kooxda lacagta faraha badan heysata ee Paris Saint-Germain ayaa ku dhawaaqday in Carlo Ancelotti uu yahay macalinkeeda cusub maantay oo jimco ah, taasoo soo afjareysa hal todobaad oo malawaal ...
Koox Chinese ah oo la yiraah Guangzhou Evergrande ayaa dooneysa in ay xiddiga kooxda Chelsea Didier Drogba ka dhigto ciyaaryahanka ugu mushaarka badan aduunka "the highest-paid player on the planet".
Weeraryahanka ...
Chelsea ayaa suuqa beeca soo dhigtay Fernando Torres kadib markii uu ka noqday xiddig flop ah isla markaana ay sheegtay in ay ku qasaartay , kaasoo bishii January ee sanadkaan ay kala ...
Kooxda k/cagta Chelsea ayaa qorsheeneysa in bisha January ee sanadka dambe inay lasoo wareegto weeraryahanka xulka Germany iyo kooxda Bayern Munich Mario Gomez si uu badal ugu noqdo weeraryahanka ay ka taalo waayahaan ...
Kooxda Inter Milan ee ka dhisan dalka Talyaniga ayaa si rasmi ah webkeeda ugu shaacisay in Claudio Ranieri ay u magacawday tababaraha cusub ee kooxdaas,isagoona badal u noqon doono tababare Gasperini oo maalintii ...
LONDON, (CIYAARO) - Macalinka Chelsea Andre Villas-Boas ayaa shaki galiyay rabitaanka iney mar kale isku dayi doonaan iney soo iibsadaan xiddiga khadka dhexe ee Tottenham Hotspur iyo xulka Croatian Luka ...
Next Page »