Transfer

  • Jose

    Mourinho: “deg-deg iguma jiro”

    José Mourinho, wuxuu joogaa Singapore,  markii ay wariyayaashu ku soo xoomeen si ay wax ugu ogaadaan halka saldhigan doono, wuu diiday inuu kala cadeeyo wararka malawaalka ah ee suuqa... Read more »

  • Guardiola

    Guardiola oo tagaya Bayern Munich

    Pep Guardiola oo 44 sano jir ah ayaa la xaqiijiyay inuu ka tagi doona Bayern Munich dhamadka xilli ciyaareedkaan, isagoo xilkaasi ku wareegi doono Carlo Ancelotti. Illaa iyo hadda si... Read more »

  • Guus Hiddink

    Hiddink oo dhaxlay Mourinho

    Tababarihii hore ee Netherlands Guus Hiddink ayaa si ku meel gaar ah macalin ahaan looga dhigay Chelsea, isagoo booskaasi sii heyn doona illaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedkaan kadib

    ... Read more »

  • Jose

    Mourinho oo ka jaqaafiyay Chelsea

    7 bilood kadib Chelsea ayaa shaqada ka eriday Jose Mourinho markii uu u qaaday Premier League iyo League Cup. Ninka 52-sano jirka ah ee reer Portuguese ayaa waxaa sabab u... Read more »

  • _85904466_gettyimages-489680364

    Liverpool oo eriday Brendan

    Liverpool ayaa shaqadda ka eriday tababare Brendan Rodgers kadib markii uu soo dhamaaday kulankii ay bareejadda la galeen Everton isla markaana natiijadaasi ay kooxda fadhiisisay booska 10aad ee Premier League... Read more »

  • _85491148_salah-1

    Mohamed Salah oo la isku heysto

    Fiorentina ayaa dacwo u gudbisay hay'adda maamusha kubadda cagta adduunka ee Fifa, markii ay Chelsea ku eedeysay in ay jabisay balantii ay wada galeen ee la xariirtay deynta

    ... Read more »

  • Screen-Shot-2015-09-06-at-3.36.10-PM

    United oo bixisay lacag uusan qalmin Martial

    Darren Lewis oo ka tirsan The Mirror ayaa wuxuu marti ku ahaa Sky sports qeybtiisa Sunday Supplement, isagoo ka faalooday lacagta ay Manchester United ku soo iibsatay isla markaana ay... Read more »

  • 1441299772_extras_noticia_foton_7_0

    80 million oo euros ma u qalmaa?

    lacag dhan €50 million ayeey Manchester United ku soo iibsatay Anthony Martial laakiin waxey balan qaaday in beeciisa ay ku kordhin doonto €10m hadii uu u dhaliyo 25
    ... Read more »

  • david-de-gea-training-for-united-august-2015

    Kala iibsigii De Gea oo fashil ku dhamaaday

    Waqtigii ayaa ku dhamaaday heshiiskii ugu weynaa ee suuqa kala iibsiga lagu soo xiri lahaa, kaasoo  Real Madrid ay ku dooneysay in Bernabéu ay ku keento David de Gea
    ... Read more »

  • Nesta-Coach-Announcement-600x341

    Nesta shaqadiisii kowaad helay

    Xiddigii hore ee AC Milan iyo xulka qaranka Italy, Alessandro Nesta ayaa noqday macalinka cusub ee  Miami FC ee horyaalka North American Soccer League.  39-sano jirkaasi oo horey ugu soo... Read more »

Next Page »